Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":44729,"date":"2020-05-11T12:17:27","date_gmt":"2020-05-11T11:17:27","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=44729"},"modified":"2020-05-11T19:30:55","modified_gmt":"2020-05-11T18:30:55","slug":"waxaan-qaatay-diinta-islaamka-silvia-romano-oo-markii-ugu-horreeysey-hadashay-hal-arrin-oo-lala-yaabban-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/05\/11\/waxaan-qaatay-diinta-islaamka-silvia-romano-oo-markii-ugu-horreeysey-hadashay-hal-arrin-oo-lala-yaabban-yahay\/","title":{"rendered":"”Waxaan qaatay diinta Islaamka!” – Silvia Romano oo markii ugu horreeysey hadashay (Hal arrin oo lala yaabban yahay!)"},"content":{"rendered":"

(Milano) 11 Maajo 2020<\/strong><\/span> – Waxaa shalay soo guryo noqotay Silvia Romano oo 18 bilood kahor laga soo qafaashay dalka Kenya, iyadoo u shaqaynaysey hay’adda samafal ee Africa Milele, 20-kii Nofeembar 2018 iyadoo ku sugnayd tuulo faqri ah oo Chacama ah oo jirta dhanka gobolka Xeebta.
\n<\/span><\/span><\/p>\n

Silvia ayaa sheegtay in muddadii la heystey markasta si ”wanaagsan loola dhaqmayey”, iyadoo ka hadashay arrinta ku saabsan inay qaadatay Diinta Islaamka.<\/p>\n

“Waxay dhacday intii la i haystey, markii la igu yiri akhri Qur’aanka waan ku qancay,” ayay tiri Silvia oo meesha ka saartay war sheegayey in go’aanka ay qaadatay uu ku yimid cadaadis saykolojiyadeed oo la saaray.<\/span><\/p>\n

\u00a0“Qofna ima khasbin aniga, runna ma aha warka sheegaya in khasab la igu guursadey. Wax khasab ah ama gacan ka hadal ah lama kulmin,” ayay tiri.<\/span><\/p>\n

Silvia ayaa sheegtay in mudadii la haystey loo ogolaaday in ay maalintii 4 jeer luga baxsato oo aan marna la dareensiinin ”in la haysto”, sida ay tiri.<\/span><\/p>\n

“Kitaab Qur’aan ah ayaa la i siiyey, waxaana la i baray xoogaa Carabi ah, iyagoo dhaqankooda ii sharraxay, aqbaliddaydu waxay ahay geeddi socod gaabis ah” ayay raacisay. Magacaygu hadda waa Caa’iisha”, iyadoo sheegtay inay afduubtayaashu ay aag bedelanayeen 3-dii biloodba mar.<\/span><\/p>\n

Talyaaniga ayaa laftiisu la yaabban xaaladda ay nafsaani ahaan ku sugan tahay Silvia oo waloow 18 bilood la haystey aan muujinaynin murugo iyo niyad jab.<\/span>
\n<\/span><\/span><\/p>\n

“Waxaan filayney qof hiyi kacsan, balse waxay u muuqataa qof ay wax kasta caadi u yihiin oo muujinaysa degganaan iyo adayg aan caadi ahayn oo dhanka niyadda ah” ayuu yiri Danjiraha Talyaaniga ee Somalia, Alberto Vecchi, oo shalay Muqdisho kusoo dhoweeyey. <\/span><\/p>\n

Si kastaba, wararka ayaa sheegaya in haweenaydan laga bixiyey lacag madax furasho ah oo malaayiin doollar ah.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Milano) 11 Maajo 2020 – Waxaa shalay soo guryo noqotay Silvia Romano oo 18 bilood kahor laga soo qafaashay dalka Kenya, iyadoo u shaqaynaysey hay’adda samafal ee Africa Milele, 20-kii Nofeembar 2018 iyadoo ku sugnayd tuulo faqri ah oo Chacama ah oo jirta dhanka gobolka Xeebta. Silvia ayaa sheegtay in muddadii la heystey markasta si […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44731,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/b1-28.jpg?fit=2048%2C1536&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-bDr","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44729"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44729"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44729\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44755,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44729\/revisions\/44755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}