Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":44537,"date":"2020-05-07T20:03:32","date_gmt":"2020-05-07T19:03:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=44537"},"modified":"2020-05-07T20:03:32","modified_gmt":"2020-05-07T19:03:32","slug":"ilhaan-cumar-oo-qaadday-tillaabo-ay-ka-qayliyeen-falastiiniyiintu-warqad-ay-u-saxiixday-aipac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/05\/07\/ilhaan-cumar-oo-qaadday-tillaabo-ay-ka-qayliyeen-falastiiniyiintu-warqad-ay-u-saxiixday-aipac\/","title":{"rendered":"Ilhaan Cumar oo qaadday tillaabo ay ka qayliyeen Falastiiniyiintu (Warqad ay u saxiixday AIPAC)"},"content":{"rendered":"

(Washington, DC) 07 Maajo 2020<\/strong><\/span> – Ilhaan Cumar oo masraxa siyaasadda Maraykanka kusoo fuushay dhaliisha siyaasadda dibadeedka dalkaasi iyo ururka arrimaha Yuhuudda u ololeeya ee American Israel Public Affairs Committee (AIPAC), ayaa saxiixday warqad ay wadatey AIPAC oo Washington ku qalqaalinaysa in Iiraan la saaro cunaqabatayn hor leh.<\/p>\n

AIPAC oo loo arko cududda qaabaysa siyaasad dibadeedka cilladaha badan ee Maraykanka, ayaa lagu dhaliilaa inay Maraykanka ku cadaadiso siyaasado aan waaqici ahayn oo gobolkaa ka socda.<\/p>\n

Yeelkeede, midda ay iminka qayla dhaanta ka keeneen Falastiiniyiinta oo ururkan aad u neceb iyo Iiraan waa inay ku faraq xiratey Ilhaan Cumar oo ay aad iskugu dhaceen beri dhowayd.<\/p>\n

Ilhaan Cumar ayaa sidoo kale la sheegay inay kasii go’eeyso 3-dii gabdhood ee ay bilowgii isla soo kifaaxeen ee uu u baxay magaca ”kooxda” ee Alexandria Ocasio-Cortez, Rashida Tlaib iyo Ayanna Pressley oo aan iyagu warqaddan saxiixin.<\/p>\n

\u201cWax sharraxaad ah oo ka yimi xafiiska Cumar lama hayo, mana jirto wax u qiil samayn kara anshaxa uu ku dhisan yahay goaankan ceebaysan,\u201d ayuu yiri Weriyaha Falastiiniga ah ee tifaftiraha ka ah Palestine Chronicle, Ramzy Baroud.<\/p>\n

Waloow aanu go’aankani khuseeynin Falastiiniyiinta, misna qaylada Falastiin ayaa ku dhisan xaqiiqada ah in ururka AIPAC uu badiyaa u ololeeyo siyaasado ka dhan ah danaha Falastiin oo ay ku jirto qorshaha iminka socda ee ah in la wada qaato Daanta Galbeed.<\/p>\n

\n

1\/+@IlhanMN<\/a> signs onto AIPAC letter siding with Trump on Iran<\/p>\n

Ilhan Omar signed an AIPAC-backed letter bolstering the Trump administration\u2019s efforts to extend the @UN<\/a> arms embargo on Iran, which expires in October as the first sunset provision under the nuclear deal. @snarwani<\/a> pic.twitter.com\/BdvVFnIGKk<\/a><\/p>\n

\u2014 Harun Elbinawi (@ELBINAWI) May 5, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n