Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":44088,"date":"2020-04-30T11:15:08","date_gmt":"2020-04-30T10:15:08","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=44088"},"modified":"2020-04-30T11:20:44","modified_gmt":"2020-04-30T10:20:44","slug":"xukuumadda-sweden-oo-taageero-lagu-mitaaley-midda-north-korea-ka-heshay-dhamaan-taageerayaasha-xisbi-kasta-oo-sweden-ka-dhisan-arag-boqolleeyda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/04\/30\/xukuumadda-sweden-oo-taageero-lagu-mitaaley-midda-north-korea-ka-heshay-dhamaan-taageerayaasha-xisbi-kasta-oo-sweden-ka-dhisan-arag-boqolleeyda\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Sweden oo taageero lagu mitaaley midda ”North Korea” ka heshay dhamaan taageerayaasha xisbi kasta oo Sweden ka dhisan (Arag boqolleeyda)"},"content":{"rendered":"

(Stockholm) 30 Abriil 2020<\/strong><\/span> – Saxaafadda Sweden ayaa soo bandhigtay sahan laga sameeyey sida ay dadka kala taageersan axsaabta siyaasadeed ee dalka Sweden u arkaan istaraatijiyadda ay xukuumaddu ku wajahayso la dagaallanka caabuq-sidaha karoonaha.<\/p>\n

Sahankan oo uu soo bandhigay hilinka TV 4 oo ka mid ah hilinnada maxalliga ah ee Sweden ayaa muujinaya taageeradii ugu badnayd ee ay abid taageerayaasha axsaabta kala duwan ka hesho xukuumad ka dhisan Sweden.<\/p>\n

Sahankan oo uu TV-ga kusoo bandhigay Marcus Oscarsson oo ah xeel dheere siyaasadeed ayaa waxay muujinaysaa in guud ahaan 80% ay dadka Swedish-ku u arkaan inay xukuumaddu si wanaagsan ama aad u wanaagsan howsha u waddo, halka 16% ay u arkaan inay barriiqatay, 4% ayaan wax go’aan ah gaarin ama shakisan.<\/p>\n

Waxaa kasii daran marka gaar gaar loo kala qaado xisbiyada oo ay ku jiraan kuwa mucaaradka ah ee aad u dhaliilsan xukuumadda sida kuwa midig dhexe sida KD 76%, Moderaterna 74% iyo xisbiga cunsuriga ah ee SD oo ah xidsi u liicsan dhanka midigta fog.<\/p>\n

Marka la eego xisbiyada kale oo qaarkood codadkooda lagu misaaley kuwa ka dhaca dalalka kali taliska ah sida Woqooyiga Kuuriga, waxaa ugu sarreeya Xisbiga xilka haya ee Social-ka oo 99%, midka Center-ka 96%, midka midigta fog ee V\u00e4nster 90%, xisbiga cagaaran ee Milj\u00f6 87% iyo Liberaalka oo ah 87%.<\/p>\n

Yeelkeede, Xisbiga xukuumadda ugu neceb oo ah SD laftiisa ayaa waloow ay taageerayaashiisu woxoogaa kuwa kale kaga bakhiilsanaayeen sahankan misna weli tiradu waa togan oo waa 53% u aragta inay xukuumaddu shaqo fiican qabatay ilaa iminka, waana wax aan abid horay u dhicin.<\/p>\n

Sweden oo aan wax handaraab ah soo rogin ayaa ilaa haatan meel macquul ah ka taagan kiisaska Covid-19 oo ay kaga dhinteen 2,462 iyadoo ay kiisasku marayaan 20,302, waxaana xaaladdu deggan tahay gobollada marka laga reebo caasimadda oo haatan soo kabanaysa.<\/p>\n

Waxay tani muujinaysaa inay markale xoogaysanayso siyaasadda bidixda ah, maadaama ay jabeen dalalkii raacayey hannaanada raasumaaliga idman sida Maraykanka.<\/p>\n\n\n\n
20,302<\/td>\n<\/td>\n2,462<\/span><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n