Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":44085,"date":"2020-04-30T10:47:22","date_gmt":"2020-04-30T09:47:22","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=44085"},"modified":"2020-04-30T10:47:22","modified_gmt":"2020-04-30T09:47:22","slug":"yaa-bedeli-kara-mr-kim-safka-dadka-la-saadaalinayo-oo-sii-dheeraaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/04\/30\/yaa-bedeli-kara-mr-kim-safka-dadka-la-saadaalinayo-oo-sii-dheeraaday\/","title":{"rendered":"Yaa bedeli kara Mr Kim? Safka dadka la saadaalinayo oo sii dheeraaday"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 30 Abriil 2020<\/strong><\/span> – Waxaa soo baxaya warar la isla dhexmarayo oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee hogaamiyaha Kuuriyada Waqoooyi Kim Jong-un\u2019.<\/p>\n
Waxaa arrintan ka dhashay in su\u2019aalo badan la is waydiiyo oo ay ka mid tahay cidda laga yaabo in ay badasho waqtiga dhaw amaba mustaqbalka fog.<\/p>\n
Hadaba BBC ayaa la hadashay dad falanqeeya oo aanu wax ka waydiinay shaqsiyaadka safka hore ugu jira qabashada xilkaasi iyo in ay taariikhda u hiilin karto.<\/p>\n
Ragga ka tirsan qoyska Kim ayaa tan iyo intii la asaasay xukunka qoyska Kim Il-sung 1948 -iyaga xukunka gacanta ku hayay islamarkana dhaqan ahaan waxaa qoyskan laga aaminsan yahayin si qota dheer ay ugu milantay maskaxda bulshada dalkaasi.<\/p>\n
Borobagaadada ku saabsan sharafta iyo cisiga qoyskan ayaa ka soo bilaabanaysa caruurnimada iyo xitaa inta uusna qofka wax aqris gaarin.<\/p>\n
Caruurta da\u2019dooda ay aadka u yartahay ayaa marka ay iskuulada bilaabayaan waxay ku heesaan \u201cWaxaan doonayaa inaan aragno hogaamiyaheena Kim Jong-un.\u201d<\/p>\n
Hadaba sidee ayay suragal ku tahay inay Kuuriyada Waqooyi sii jirto hogaamiyahan calaamada u ah la\u2019aantiis?<\/p>\n