Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":43995,"date":"2020-04-28T12:24:57","date_gmt":"2020-04-28T11:24:57","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=43995"},"modified":"2020-04-28T12:26:44","modified_gmt":"2020-04-28T11:26:44","slug":"maraykanka-oo-somalia-ugu-sheekaynaya-inuu-ka-caawinayo-covid-19-caalamkiina-ka-baryaya-wax-uu-lafahiisa-iskaga-difaaco-turkiga-oo-u-duuliyey-kaalmadii-ugu-badnayd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/04\/28\/maraykanka-oo-somalia-ugu-sheekaynaya-inuu-ka-caawinayo-covid-19-caalamkiina-ka-baryaya-wax-uu-lafahiisa-iskaga-difaaco-turkiga-oo-u-duuliyey-kaalmadii-ugu-badnayd\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo Somalia ugu sheekaynaya inuu ka caawinayo Covid-19 caalamkiina ka baryaya wax uu lafahiisa iskaga difaaco (Turkiga oo u duuliyey kaalmadii ugu badnayd)"},"content":{"rendered":"

(Ankara) 28 Abriil 2020<\/strong><\/span> – Maraykanka ayaa shalay markale ku celiyey inuu Somalia ka caawinayo la dagaallanka Covid-19, kaddib war kasoo baxay Safaaradda KMG ah ee uu Maraykanku Muqdisho ku leeyahay.<\/p>\n

Yeelkeede, ayaa laftiisu dalalka dunida ka baryaya inay ku caawiyaan agabka lagula tacaalo caabuq sidaha COVID-19 iyadoo ay garoonka ciidanka cirka ee Etimesgut ee magaalada Ankara ka duushay dayuuradda xamuulka ee \u201cKoca Yusuf\u201d iyadoo Maraykanka u sidda gargaar caafimaad.<\/p>\n

Halka uu Danjiraha Maraykanka ee Somalia uu ku faanayo inay yihiin ”caawiyeyaasha aadminimo ee ugu badan” dhiggiisa Turkiga, David Satterfield, ayaa Turkiga uga mahad celinaya \u201csaqinimaooda\u201d iyo deeqda ay lasoo gaareen xilligan adag taasoo ka degi doonta Garoonka Ciidamada ee Andrews Air Force Base oo u dhow caasimadda Washington, D.C.<\/p>\n

\u201cMahadsanidiin, Dowladda iyo dadwaynaha Turkiga, taageerada iyo saaxiibnimada aad u muujiseen dadka Maraykanka,\u201d ayuu yiri Danjiruhu.<\/p>\n

Turkiga ayaa si la mid ah sidii uu yeelay markii uu gargaarka geeyey UK wuxuu deeqdan ku dul qura murti laga koobiyey mufti suufi Muslina ahaa oo la yiraahdo,Mevlana Jalaluddin Rumi, oo noolaa qarnigii 13-aad oo u dhigan:<\/p>\n

“Halkii burbur ka dhaco, waxaa ka jirta rajo ay kusoo baxdo kaydka aasan,” taasoo lagu qoray Turki iyo Ingiriisi.<\/p>\n

Waxaa agabkaa ka mid ah 500,000 oo ah maasgarayaasha qalliinka, 400 oo ah maasgaraha N95, 4,000 oo ah dharka isku dheggan, 2,000 liitar oo jeermis dile, 1,500 ookiyaale iyo 500 oo weji gaashaan oo ay Washington iyadu soo codsatay, sida 100 dal oo kale oo ay 57 ka tirsan gargaarka gaarsiiyeen ilaa iminka.<\/p>\n

Maraykanku waa dalka koowaad ee uu qurunsadey Covid-19 oo ka maraya 987,467 kiis iyo 56,000 geeri ah, wuxuuna dalal dhowr ah sida Taiwan, South Korea, China iwm ka codsaday inay caawiyaan.<\/p>\n