Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":43382,"date":"2020-04-16T20:36:34","date_gmt":"2020-04-16T19:36:34","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=43382"},"modified":"2020-04-16T20:37:09","modified_gmt":"2020-04-16T19:37:09","slug":"waa-diidney-dad-rayid-ah-oo-maraykanka-ka-dhigay-dibed-bax-hubaysan-muuqaal-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/04\/16\/waa-diidney-dad-rayid-ah-oo-maraykanka-ka-dhigay-dibed-bax-hubaysan-muuqaal-sawirro\/","title":{"rendered":"”Waa diidney!” – Dad rayid ah oo Maraykanka ka dhigay dibed-bax hubaysan + Muuqaal & Sawirro"},"content":{"rendered":"

(Lansing, MI) 16 Abriil 2020<\/strong><\/span> – Kumanaan dibad baxayaal ah oo ay qaarna lugaynayaan qaarna ay gawaari ku joogaan ayaa gunuunuc hubaysan ka keenay amarkii maamul-goboleedka Michigan ee ahaa inay guryaha joogaan, iyagoo gobolka ka codsaday in howlohooda loo fasaxo.<\/p>\n

\u2018Waxaa la gaarey xilligii wax kasta uu gobolku furi lahaa\u2019 ayay tiri haweeney dibad baxaysey oo gaari ku joogtey.<\/p>\n

\u2018Waannu ka daalney inaan iibsan kari wayno waxyaabaha aannu u baahan nahay ama aannu burkiyeeriga aadno\u2019 ayay daba dhigtay.<\/p>\n

Barasaabka gobolka oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga, Gretchen Whitmer, ayay aad u bartilmaameedsanayeen taageerayaashan oo aad ula dhacsan MW Trump.<\/p>\n

Qaar baa ku qaylinayey \u2018halla xiro iyada\u2019 mar ay taagnaayeen jaranjarada laga galo rugta maamulka ee caasimad-goboleedka Lansing.<\/p>\n

Whitmer oo dibed baxa kaddib hadashay ayaa waloow ay sheegtay inay fahmi karto cabashada dalka, misna wax lala yaabo ku tilmaantay in ay doonayaan in la qaado tillaabo cudurka sii faafinaysa.<\/p>\n

”Orod oo bannaanka usoo bax, balse kaligaa ayaad koroona u dhiman doontaa” ayay xusuusisay.<\/p>\n

Gobolka Michigan ayaa waxaa ilaa haatan ku dhintay 1,900 oo qof oo uu haleelay caabuq sidaha coronavirus.<\/p>\n

Maraykanka ayaa ah dalka qura ee dunida ku yaalla oo ay shacabku si furan hubka suuqyada uga soo iibsan karaan.<\/p>\n