Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":43277,"date":"2020-04-15T10:22:11","date_gmt":"2020-04-15T09:22:11","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=43277"},"modified":"2020-04-15T10:25:05","modified_gmt":"2020-04-15T09:25:05","slug":"suxufiyoow-kala-baro-xadkaaga-iyo-xad-gudubkaaga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/04\/15\/suxufiyoow-kala-baro-xadkaaga-iyo-xad-gudubkaaga\/","title":{"rendered":"SUXUFIYOOW kala baro XADKAAGA iyo XAD-GUDUBKAAGA!"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 15 Abriil 2020<\/strong><\/span> – Suxufiyiinta Saaxiibadeey ah waxaan kula talin lahaa iney wax un ka bartaan sharciyada dalka sida Destuurka, Saxaafadda,Maxkamadaha,iyo Kan Garsoorka, waayoo hadii ay sharciyadaas si fiican u dhuuxaan una fahmaan ugu yaraan waxaa u sahlenaaneysa iney kala gartaan fal kasta oo ay sameynayaan in uu yahay dambi iyo inkale,<\/p>\n Iney xaq uleeyihiin iyo in aaneey xaq u laheyn, Iyo hadii lagu qabsado oo lagu dacweysto iney gar ku helayaan iyo in looga gar heli doono,iyo weliba fal dambiyeed kasta inta uu le\u2019eg yahay ciqaabta ay ku muteysan karaan, Sidoo kale waxaa yaraan lahaa waxbadan oo qaladaad ah oo Suxufiyiinta ka dhaca ama ay ku dhaqaaqaan, dhanka kalena waxey ogaan lahaayeen iney iyagu ka duwan yihiin dadka caadiga ah oo ay baraha bulshada kula baratamayaan xumaan iyo samaanba.<\/p>\n
\nMar hadii ay Suxufiyiintu intaa si fiican ukala gartaan waxaa yaraan lahayd dambiyo badan oo ay maanta cadeymahooda iyagu gacantooda ku sii qortaan iyagoo aan sidaa u fahamsaneyn ama ay afkooda ka sheegaan oo laga soo tixraaco kadibna loo xiro ama loo maxkamadeeyo.<\/p>\n