Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":43212,"date":"2020-04-13T21:11:44","date_gmt":"2020-04-13T20:11:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=43212"},"modified":"2020-04-13T21:11:44","modified_gmt":"2020-04-13T20:11:44","slug":"3-qodob-oo-muujinaya-in-lagu-saan-tiranayo-tifaftiraha-sntv-ee-shaqada-laga-joojiyey-faragelin-sare-oo-loo-baahan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/04\/13\/3-qodob-oo-muujinaya-in-lagu-saan-tiranayo-tifaftiraha-sntv-ee-shaqada-laga-joojiyey-faragelin-sare-oo-loo-baahan-yahay\/","title":{"rendered":"3 QODOB oo muujinaya in lagu saan-tiranayo Tifaftiraha SNTV ee shaqada laga joojiyey (Faragelin sare oo loo baahan yahay)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Abriil 2020<\/strong><\/span> – Waxaan arkayaa dad jirjiroole sidiisii marba dhan kasoo ridaya aadna uga sii bad-badinaya arrinta ka dhalatay warqaddii qalloocnayd ee kasoo fushay WWF, yeelkeede, casilaadda Faysal Muuse ee SNTV waxaa ka muuqda laba khalad: <\/span><\/p>\n

1<\/strong> – Tifaftire wuxuu gelayaa khaanadda shaqaalaha xirfadleeyda (staff) ee kama tirsana maamulka oo ka bilowda Agaasimaha iyo wixii ka sarreeya. Taa biddaalkeeda tifaftire wuxuu la xaalaa warar maalmeedka warfaafineed iyo wixii iyada la xiriira.<\/span><\/p>\n

2<\/strong> – Shaqaale qoristu waa shaqo maamul, sidaa darteed, ma jirto sabab tifaftire loogu dhiibo ama loogu raacdo. Tifaftire wuxuu eed ku yeelan karaa wixii war ama barnaamij ah ee idaacadda ka baxa, ama wixii bixi lahaa ee aan bixin, qaabaynta iyo hindisaha barnaamijyada iwm.
\n<\/span><\/p>\n

3<\/strong> – Faysal Muuse, oo la sheegay in uu isagu lahaa khaladka warqadda muran dhaliska ahayd ee kasoo baxday WWF, ayaan laftiisu qirsanayn khaladka lagu eedeeyay, isagoo farta ku fiiqaya halka sartu ka quruntey.<\/p>\n

”Waxaan rabaa in aan madaxda wasaaradda Warfaafinta weydiiyo aniga miyaa xafiiska agaasimaha SNTV xog-heyn ka ahaa?”<\/p>\n

”Mana jirto sabab aan u qirto khalad qof kale ka dhacay. <\/span>Sida warqaddii la faafiyey ku cadna khaladka faafitaanka xog-heyn ayuu ka dhacay, annoon jecleysan in maanta aan halkaan su\u2019aal ka weydiiyo wasaaradeyda.” ayuu ku dooday.<\/p>\n

\n

Isku soo wada duuboo waloow uu khalad yari dhacay waxaa ku filan in laga cudur daarto, la soxo, dib dambena uusan u dhicin, iyadoo aan lagu saan tirsan qof kale oo ay caddahay inaysanba shaqadiisa ahayn qoritaanka shaqaale cusub, iskaba daa qaabaynta qodobbada lagu xulanayo e.<\/p>\n

Madaxa Xukuumaddu waa in uu arrintan soo farageliyaa.<\/p>\n