Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":43085,"date":"2020-04-11T19:32:59","date_gmt":"2020-04-11T18:32:59","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=43085"},"modified":"2020-04-11T19:34:25","modified_gmt":"2020-04-11T18:34:25","slug":"sir-qaran-sweden-oo-eedday-ku-dhowaad-8-milyan-oo-maasgare-oo-ay-gubtey-6-sano-hadda-kahor-muuqaal-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/04\/11\/sir-qaran-sweden-oo-eedday-ku-dhowaad-8-milyan-oo-maasgare-oo-ay-gubtey-6-sano-hadda-kahor-muuqaal-sawirro\/","title":{"rendered":"SIR QARAN: Sweden oo eedday ku dhowaad 8 milyan oo MAASGARE oo ay gubtey 6 sano hadda kahor (Muuqaal + Sawirro)"},"content":{"rendered":"
(Stockholm) 11 Abriil 2020<\/strong><\/span> – Kayd aad u wayn oo qarsoodi ah ayaa ku yaalley koonfurta Stockholm.<\/span> Yeelkeede, Aftonbladet oo heshay muuqaalka inta aan kaydkaa la burburin ayaa iminka soo bandhigtay.<\/span><\/span><\/p>\n Waxaa xaruntaa ku kaydsanaa malaayiin ah maasgaraha laga xirto weerarrada kiikimada iyo kuwa bayolojiga ah, waxaana ku wada deganaa baaj ay ku qoran tahay<\/span> “maasgaraha ilaalinta dadwayaha”.<\/span><\/span><\/p>\n Kaddib go’aan kasoo baxay Baarlamanka Sweden<\/span> 1982-kii, waxaa la bilaabay kaydinta maasgarayaal gaarayey\u00a0<\/span> 7.3 milyan oo xabbo, kuwaasoo loogu tala galay in marka laga soo tago weerar kiimiko ama bayoloji ah, ay sidoo kale dadku kaga gaashaantaan kaah-fallada nukliyeerka iyo gaasaska halista ah ee wershadaha.<\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n Johan Antus oo halkaa booqday 2010-kii ayaa sheegay in ay agabkan da’du ka daba timid, sidaa darteed ay Waaxda Ilaalinta Dadwaynaha iyo Diyaar-garowga Sweden ee MSB go’aamisey in la burburiyo gebigood.<\/span><\/span><\/p>\n Yeelkeede, waxaa agabkaa ku jirey qaar la isticmaali karo haddii mid mid loo eegi lahaa, balse waxay hay’addu u aragtay in aan 8 milyan oo sheey ku dhowaad aan sidaa loo baari karin, marka waxaa sahlanaatey in la gubo, sida uu sheegay <\/span><\/span>Svante Werger, oo la taliyaha dhanka istaratijiyadda ee MSB.<\/span><\/span><\/p>\n SWEDEN OO MOODDEY INUU DHIBKII DHAMAADAY<\/span><\/span><\/p>\n Sanaddii 2014-kii, MSB waxay go’aamisey inay joojiso barnaamijyada diyaar-garowga noocan ah, waxayna dabka saartay 7.3 milyan oo maasgare oo muhim ah.<\/span><\/p>\n 6 sanadood kaddib waxaa Sweden ku dhuftay Covid-19 oo uu RW dalku qirtay inaysan ugu diyaar garoobin si ku filan.<\/p>\n