Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":42997,"date":"2020-04-10T11:52:43","date_gmt":"2020-04-10T10:52:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=42997"},"modified":"2020-04-10T13:42:16","modified_gmt":"2020-04-10T12:42:16","slug":"daawo-arag-masaafada-ay-gaari-karaan-saxarrada-yar-yar-ee-kasoo-baxa-afka-qofka-qaba-covid-19-daraasaddii-ugu-ballaarnayd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/04\/10\/daawo-arag-masaafada-ay-gaari-karaan-saxarrada-yar-yar-ee-kasoo-baxa-afka-qofka-qaba-covid-19-daraasaddii-ugu-ballaarnayd\/","title":{"rendered":"DAAWO: Arag masaafada ay gaari karaan saxarrada yar yar ee kasoo baxa afka qofka qaba Covid-19 (Daraasaddii ugu ballaarnayd)"},"content":{"rendered":"

(Helsinki) 10 Abriil 2020<\/strong><\/span> – Cilmi-baarayaal reer Finland ah ayaa sii daayey muuqaal cabsi leh<\/a> oo laga qiyaasay dhibco-yarayaalka ka baxaya afka iyo sanka qofka qufacaya ee qaba Civid-19.<\/p>\n

Muuqaalka ayaa muujinaya in dhibcahaa yari marka ay hawada galaan ay kusii jirayaan \u201cdhowr daqiiqo\u201d iyagoo ku safraya luuqyada iyo koridoorrada suuqyada laga dukaamaysto.<\/p>\n

Jaamacadda Aalto University, mac’hadka Saadaasha Hawada Finnish Meteorological Institute, VTT Technical Research Centre of Finland Jaamacadda Helsinki ayaa muuqaal u bedeley sida saxarrada kasoo baxa neef-mareenka qof qufacaya ama hindhisaya \u2014 ama xitaa hadlaya \u2013 ay hawada u raacaan.<\/p>\n

Sida ku cad natiijada hordhaca ah ee daraasaddan, saxarrada yar yar ee sida coronavirus-ka ayaa hawada kusii jiri kara muddo ka badan waqtigii awal loo maleeynayey, taasoo dadka ku dhiirinaysa inay iska jiraan dhismayaasha dedan oo ay dadku ka buuxaan.<\/a><\/p>\n

Afarta hay’ad cilmiyeed ayaa si kala madax bannaan u sameeyay daraasaddan, iyagoo adeegsanaya moodallo iyo xaalado isku mid ah oo khuseeynaya qof ku dhex qufacaya, hindhisaya ama hadlaya gudaha iskifaallooyinka dukaamada, waxayna keeneen isku natiijo, sida ay sheegtay, Jaamacadda Aalto University<\/a>.<\/p>\n

he 30 researchers \u2013 specializing in fluid dynamics, aerosol physics, social networks, ventilation, virology and biomedical engineering \u2013 used a supercomputer that modeled the airborne movement of aerosolized particles smaller than 20 micrometers \u2013 or .0007874 of an inch, according to the university.<\/p>\n

Ilaa 30 cilmi-baare \u2013 oo ku takhasusay hab-socodka dareeraha, fiisigiska hawada, shabakaadka bulshada, neefsiga, culuunta fayruska iyo handasada biomedics-ka, ayaa iyagoo adeegsanaya supercomputer waxay muuqaal ka sameeyeen saxarrada yar yar ee uu qofku tufayo, kuwaasoo jurmi ahaan ka yar 15 ilaa 20 micrometer \u2013 ama 0.0007874 inji, balse ugu yaraan gaari kara masaafo dhan ilaa 6 mitir.<\/p>\n