Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":42607,"date":"2020-04-01T11:26:17","date_gmt":"2020-04-01T10:26:17","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=42607"},"modified":"2020-04-01T11:27:27","modified_gmt":"2020-04-01T10:27:27","slug":"cudurka-covid-19-oo-soo-saaray-ceebta-dadka-caanka-ah-kuwa-coodka-haysta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/04\/01\/cudurka-covid-19-oo-soo-saaray-ceebta-dadka-caanka-ah-kuwa-coodka-haysta\/","title":{"rendered":"Cudurka Covid-19 oo soo saaray ceebta dadka CAANKA ah & kuwa COODKA haysta! (Sheeko xiise badan)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 01 Abriil 2020<\/strong><\/span> –\u00a0Gal Gadot<\/a> ayaa tiri \u201cWaannu ku wada jirnaa halista cudurkan,\u201d balse waxa qura ee ay dadka caanka ah dhibaato ka soo gaartey waa inuu kasii jeestey caalamkii iyaga eegi jirey, oo iminka kusii jeeda caabuqa corona.<\/span><\/span><\/p>\n

Madonna, ayaa go’aansatay inay dadka ka wacdiso gudaha doon qubays qaali ah oo ubax lagu daadiyey<\/a>. Covid-19 \u201ckalama yaqaan inaad taajir tahay iyo in kale. Waa sime wayn.\u201d ayay nagu wargelinaysaa.<\/span><\/span><\/p>\n

Bilyaneerka David Geffen, ayaa tiray Instagram<\/a> uu kusoo galay doomaha raaxada oo ugu fadhida $590m (\u00a3480m)<\/a>, oo uu isku ”karaantiimayo” isagoo kusoo qoray: \u201cwaxaan rajaynayaa in la wada roon yahay\u201d.<\/p>\n

Ivanka Trump, oo aan weli dooni raaxo dhex fariisan, ayaa isku dayday inay dadka barto sida gacmaha la iskaga dhaqo iyadoo soo dhigtay muuqaal ay carruurteedu<\/a> gacmaha ku dhaqanayaan saabbuunta Aesop oo joogta $39 doollar. Waa gabar dadka ka naxaysa, sax?!<\/p>\n

Heesaaga Pharrell Williams wuxuu dadka usoo jeediyey inay lacago ku qaaraamaan, waxaa se Twitter loo mariyey jawaab qaniinto ah: \u201cWaxaad haysataa $150 milyan oo doollar ee maad wax bixisid?\u201d ayaa lagu yiri.<\/p>\n

Kariyaha wayn iyo shakhsiyadda TV, Bobby Flay, oo la sheegay inuu bankiyada dhigtay $30 milyan oo doollar, ayaa bilaabay olole GoFundMe ah<\/a> si uu u caawiyo shaqaalaha makhaayaddiisu. Habka raasumaaliga ihi waa kaas.<\/p>\n

Dhaqanka caannimada<\/a> iyo nidaamka raasumaalku si aan loo kala jari karin ayay u mataanaysan yihiin. Labaduba waxay door bidaan qofka shakhsiga iyagoo tuura danta inta badan, iyagoo been ka sheega \u201cu qalmidda\u201d: dadaal kaddib waxa aad doonayso waad helaysaa.<\/p>\n

Yeelkeede, waa caddaatay inaan cidna qiimaynin dadka qabta howlaha ugu adan \u2013 xirfadleeyda caafimaadka, shaqaalaha Suuq waynayaasha, darawallada basaska iyo kuwa alaabaha daabula ee dunida oo idilba kala wada, jeer ay dadka taajirka ihi u carareen guryo labaad qaali ah.<\/p>\n

Maanta si wayn bay u caddaatay sida uu u yar yahay qaaraanka ay dadka ugu taajirsani bulshada siiyaan. \u201cTan waa ku wada jirnaa,\u201d ayay caanka iyo kuwa coodka haystaa noo sheegayaan.<\/p>\n

Waa se ka xumahay, balse waa iska caddahay inuusan xaalku sidaa ahayn.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong><\/span> Arwa Mahdawi oo wax ku qora The Guardian<\/p>\n

Waxaa Tarjumey:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 01 Abriil 2020 –\u00a0Gal Gadot ayaa tiri \u201cWaannu ku wada jirnaa halista cudurkan,\u201d balse waxa qura ee ay dadka caanka ah dhibaato ka soo gaartey waa inuu kasii jeestey caalamkii iyaga eegi jirey, oo iminka kusii jeeda caabuqa corona. Madonna, ayaa go’aansatay inay dadka ka wacdiso gudaha doon qubays qaali ah oo ubax lagu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42608,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/b-1.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-b5d","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42607"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42607"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42610,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42607\/revisions\/42610"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42608"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}