Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":42532,"date":"2020-03-30T12:44:21","date_gmt":"2020-03-30T11:44:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=42532"},"modified":"2020-03-30T12:44:21","modified_gmt":"2020-03-30T11:44:21","slug":"saamaynta-guud-ee-uu-covid-19-ku-yeeshay-soomaalida-sweden-tillaabooyin-khuseeya-oo-la-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/03\/30\/saamaynta-guud-ee-uu-covid-19-ku-yeeshay-soomaalida-sweden-tillaabooyin-khuseeya-oo-la-qaaday\/","title":{"rendered":"Saamaynta guud ee uu Covid-19 ku yeeshay Soomaalida Sweden (Tillaabooyin khuseeya oo la qaaday)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 30 Maarso 2020<\/strong> <\/span>– Waxaa diiradda la saaray Soomaalida oo ay dadku u qaybsameen mid ku wiirsadey iyo mid ka walaacey, ka dib markii ay saxaafadda Sweden faafiyeen warar sheegaya inay Soomaalidu u badan tahay dhimashada fayraska corona.<\/p>\n ”Ugu yaraan 6 ka mid ah 15 qof oo fayraska corona ugu dhimatay magaalada Stockholm ayaa Soomaali ah,” sida ay sheegtay Jamciyad ay leedahay Soomaalida Sweden.<\/p>\n “Markii uu cudurkani Sweden soo gaarey, ma jirin xog ku filan oo ay Soomaalidu hayeen, qaar badanna sidoodii ayay nolosha u wateen,” ayay tiri Jihaan Maxamed, oo jamciyadda xubin ka ah oo u warrantay barnaamijka Agenda ee SVT.<\/p>\n Sida ay sheegtay Jihaan Maxamed, 5 ka mid ah 6-da qof ee Soomaalida dhimatay waxay ku nool yihiin agagaarka J\u00e4rva ee Stockholm, qofka 6-aad wuxuu ku noolaa degmada J\u00e4rf\u00e4lla ee isla caasimadda.<\/p>\n Jihaan oo la weydiiyay in ay saba jiri karto waxay tiri: “Ma ogi sababta ay agagaarka J\u00e4rva ugu badan yihiin dadka u dhintay fauraska Covid-19, balse qaar badan waxay ku nool yihiin guryo ay dad badan ku deggan yihiin, sidoo kale waxaa liita hab-raaca faya-dhowrka.”<\/p>\n Jihaan ayaa sheegtay in ay la tahay “in dhaqanka Soomaalida arrimo ka mid ah in ay qeyb ka ciyaareen in fayraska uu ku dhex faafo”.<\/p>\n “Dhaqanka Soomaalida waa muhim (marka la eego) is dhexgalka bulshadu, taageerada iyo in la is booqdo, gaar ahaan haddii uu qof xanuunsan yahay, kaaga darane Soomaalidu xog badan cudurka kama hayaan,” ayay tiri Jihaan oo sheegtay inay muhim tahay in lakala fogaado.<\/p>\n Waxaa kadib qoraalkaas sii faafiyey Wargeysyada waawayn ee Sweden sida Expressen, Aftonbladet iyo qaar kale.<\/p>\n Arrintan ayaa muran ballaaran ka oogtey dalka Sweden gaar ahaan baraha bulshada, iyadoo ay Soomaali badan ku doodayaan “inay ahayd in aad looga fiirsado faafinta warkaas maadaama ay dhalin karto in Soomaalida la faquuqo”, sida Soomaalida qaar ay ku qoreen barahooda bulshada. Falcelinta Soomaalida<\/h2>\n
\n<\/span> <\/span><\/p>\n