Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":42400,"date":"2020-03-28T09:20:05","date_gmt":"2020-03-28T09:20:05","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=42400"},"modified":"2020-03-28T09:20:05","modified_gmt":"2020-03-28T09:20:05","slug":"falanqayn-maxay-tahay-saamaynta-dhaqaale-ee-uu-coronavirus-ku-yeelan-karo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/03\/28\/falanqayn-maxay-tahay-saamaynta-dhaqaale-ee-uu-coronavirus-ku-yeelan-karo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"FALANQAYN: Maxay tahay saamaynta dhaqaale ee uu CORONAVIRUS ku yeelan karo Soomaaliya?!"},"content":{"rendered":"
(Muqdisho) 28 Maarso 2020 <\/strong><\/span>\u2013 Coronavirus oo noqday mushkilad caalami ah, ayaa dunida ku yeeshay kuna yeelan doona saamayn u badan mid taban.<\/p>\n Soomaaliya oo dhibka Virus-kan la qabta caalamaka aafadan la daalaa dhacaya, ayaa waxaa iyada iyo dalal kooban la gooni yihiin in hab-dhismeedka dhaqaalahoodu si xad dhaaf ah ugu tiirsanyahay dunida maantay albaabada xiratay.<\/p>\n Saamaynta taban ee Coronavirus ku yeeshay ama ku yeelan doono dhaqaalaha dalka ayaa si gooni ah looga dareemi doonaa qaybaha:<\/p>\n BANKIYADA & XAWAALADAHA:<\/strong><\/p>\n Meesha ugu daran ee saamaynta dhaqaale ee Corona laga dareemi doono waa halkan maadaama dhibka soo gaara industry-gani u gudbo doono qaybaha kale ee dhaqaalaha dalka.<\/p>\n Xawaaladaha iyo bankiyada ayaa la inoo soo marsiiyaa biilasha ay soo diraan qurbejoogtu oo marka lagu daro deeqaha shisheeye inoo daboola dheelitir la\u2019aanta ku jirta ganacsigeenna dibedda (Trade deficit) oo dhan 70% ka mid ah wax soo saarka guud ee dalka(GDP).(Halkan ka daalaco: (Halkan ka daalaco: Lacagaha xawaaladaha oo intooda badan ka yimaad waddamada Yururb iyo waqooyiga America, ayaa shirkadaha xawaaladuhu ku soo daabulaan diyaarado ama habab kale oo bankiyadu ka mid yihiin iyaga oo geeya inta badan dalalka Imaaraatka iyo Turkiga kadibna u adeegsada lacagahaas in ay ku daboolaan midda ay gudaha dalka ka dirsadaan ganacsatada ujeedkeedu yahay in ay badeeco ka soo iibsadaan dalka dibeddiisa.<\/p>\n Saamaynta Corona ku yeelan doono xawaaladaha ayaa ka imaaanaysa saddex dhinac oo kala ah:<\/p>\n adeegsadaan duulimaadyo diyaaradeed. Hase yeeshee, maadaama la joojiyay dhamaan duulimaadyadii imaanayay dalka, waxaa meesha ka baxay habkii daabulka cash-ka ee xawaaladuhu adeegsan jireen, taas oo culeys baaxad leh ku yeelan doonta adeegga xawaaladaha.<\/p>\n SOO DEJINTA BADEECOOYINKA:<\/strong><\/p>\n Meesha labaad ee saamaynta taban ee Coronavirus Soomalidu ka dareemi doonaan waa soo dejinta alaabaha dibedda inooga yimaad sida cuntada, dawada IWM oo labo dhinacba culeys ka soo wajihi doono:<\/p>\n bankiyada, taas oo sida aan horay u soo sheegnay lagu maalgeliyo soo iibsiga\u00a0 badeecadaha ka gadaal marka lagu kala wareejiyo Dubai ama Turkey. Culeyska ka imaan kara badeecoyinka la soo dejiyo ee dalka ayaa sii labo-jibaarmaya marka<\/p>\n xisaabta lagu darsado in aan dalkeennu lahayn kayd istriaatiiji ah oo xagga cuntada, dawada iyo shidaalka ah.<\/p>\n DAKHLIGA DAWLADDA (CASHUUR, DEEQAHA SHISHEEYE IYO KHIDMOOYIN KALE):<\/p>\n Sida ku cad miisaaniyadda dawladda Soomalaiya ee sanadka 2020 ah halkan ka daalaco:<\/p>\n\n
\nhttp:\/\/documents.worldbank.org\/curated\/en\/811231567610111001\/pdf\/Somalia-EconomicUpdate-Fourth-Edition-Building-Education-to-Boost-Human-Capital.pdf).<\/p>\n\n
\n