Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":42336,"date":"2020-03-26T11:59:38","date_gmt":"2020-03-26T11:59:38","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=42336"},"modified":"2020-03-26T12:00:03","modified_gmt":"2020-03-26T12:00:03","slug":"sir-la-helay-maraykanka-oo-markii-ugu-horreeysey-dalal-ay-qaar-xafiiltamaan-kaalmo-waydiistey-dalalka-uu-la-hadlay-waxa-uu-doonayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/03\/26\/sir-la-helay-maraykanka-oo-markii-ugu-horreeysey-dalal-ay-qaar-xafiiltamaan-kaalmo-waydiistey-dalalka-uu-la-hadlay-waxa-uu-doonayo\/","title":{"rendered":"SIR LA HELAY: Maraykanka oo markii ugu horreeysey dalal ay qaar xafiiltamaan KAALMO waydiistey! (Dalalka uu la hadlay & waxa uu ka doonayo)"},"content":{"rendered":"
(Washington, DC) 26 Maarso 2020<\/strong><\/span> – Maamulka Trump ayaa dalalka dunida ka codsanaya inay deeq iyo dayn kii ay tahayba Maraykanka ku siiyaan agabka lagula dagaallamo durayga dilaaga ah ee coronavirus pandemic<\/a>.<\/p>\n Liis dheer oo uu helay hilinka CNN, ayay Wasaarad Dibadeedka dalkaasi waxay ku codsanaysaa 25 sheey, iyadoo diblomaasiyiinta iyo danjireyaasha dibedda u jooga ka codsatay inay ula tagaan dalalka ay joogaan, iyagoo diiradda saraaya agabka isla ”maalintaas” la heli karo, kaddibna ku xijinaya kuwa diyaar ku noqon kara muddo todobaadyo ah.<\/p>\n Warkan ayaa imanaya xilli uu MW Donald Trump ka caga jiidayo dhaqan gelinta xeerka Defense Production Act, kaasoo DF u ogolaanaya inay iyadu soo saarto kaddibna gobollada aan isku filnayn u qaybiso agabyada loo baahan yahay.<\/p>\n AGABKA AY DOONAYAAN<\/strong> – Taxa agabka ay doonayaan isbitaallada laga saa’id caleeyay ee Maraykanka waxaa ka mid ah: Bacaha lagu kaydiyo walxaha halista ah, maasgaraha N-95, gacmo gashiyo, gowns, madax saarka qalliinka, bacaha kabaha lagu dahaaro, sakeellada xiran, ookiyaalaha indha ilaaliska ah, gacmo nadiifiyeyaal, neef siiyaha mitirsan (dose inhalers), ogsijiinka sariiraha, ogsijiin qaadaha wejiga lagu xirto, ogsijiin wale danabaysa oo nadiifiya iyo suutka gaashaaman ee ay dhakhaatiirtu\/kalkaaliyeyaashu xirtaan iwm.<\/p>\n Dowladda South Korea ayaa sheegtay in MW Trump uu si shakhdi ah<\/a> u waydiistey kaalmo, isagoo wacay dhiggiisa Moon Jae-in Talaadadii, si uu u ogaado haddii ay Seoul Maraykanka siin karto kaalmada agab caafimaad oo deg deg ah.<\/p>\nDalalka uu Maraykanku baryayo!<\/strong><\/span><\/h2>\n