Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":42311,"date":"2020-03-26T10:59:55","date_gmt":"2020-03-26T10:59:55","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=42311"},"modified":"2020-03-26T16:03:39","modified_gmt":"2020-03-26T16:03:39","slug":"qof-kasta-waa-inuu-ku-faanaa-guusha-ay-somalia-gaartey-qm-oo-ka-hadashay-faaiidada-ku-jirta-qaan-dhaafista","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/03\/26\/qof-kasta-waa-inuu-ku-faanaa-guusha-ay-somalia-gaartey-qm-oo-ka-hadashay-faaiidada-ku-jirta-qaan-dhaafista\/","title":{"rendered":"”Qof kasta waa inuu ku faanaa guusha ay Somalia gaartey” – QM oo ka hadashay faa’iidada ku jirta qaan dhaafista"},"content":{"rendered":"
(Muqdisho) 26 Maarso 2020<\/strong><\/span> – James Swan, Madaxa QM ugu qaybsan Somalia (UNSOM), ayaa sheegay in<\/a> maadaama la gaarey marxaladda \u201cgo’aan gaarista\u201d qaan dhaafka Somalia oo qayb ka ah Mubaarada Dalalka Aadka u Daymaysan (HIPC), ay Somalia gaartey guul taariikhi ah oo horseedi karta bash bash iyo baraare.<\/p>\n \u201cGuusha Somalia ee mubaadarada go’aan gaarista HIPC waa tillaabo aad u wayn oo Somalia u keenaysa horumar dhaqaale, taasoo dalka u saamaxaysa inuu u dhaqaaqo dhanka kobaca dhaqaale iyo dhimista faqriga,\u201d ayuu ku yiri war uu soo saaray.<\/p>\n \u201cSoomaalida oo dhami waa inay guushan ku faantaa,\u201d ayuu daba dhigay.<\/p>\n Tillaabadan ayaa Somalia u saamaxaysa in laga daayo qaan badan \u2013 oo gaaraysa $5.2 bilyan oo doollar – xilli ay isu diyaarinayso doorasho qof iyo cod ah dabayaaqada sanadkan, waloow ay jiraan caqabaad aadminimo, oo ay 5.2 milyan kaalmo u baahan yihiin, weerarrada kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo ayaxii ugu aguugnaa muddo 25 sano ah oo kusoo duuley, ayaa la daba dhigay.<\/p>\n Qaan cafin caalami ah: World Bank, IMF\u00a0<\/strong><\/p>\n Go’aanka Somalia laga gaarayo ayaa waxaa sidoo kale barbar socda baaq kale<\/a> oo ka yimi World Bank Group (WBG) iyo IMF<\/a> kuwaasoo soo jeediyey in sidoo kale qaamaha laga cafiyo dalal gaaraya 76 oo ah kuwa ugu faqrisan caalamka.<\/p>\n