Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":4220,"date":"2018-07-06T21:36:03","date_gmt":"2018-07-06T20:36:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=4220"},"modified":"2018-07-06T21:36:36","modified_gmt":"2018-07-06T20:36:36","slug":"daawo-midowga-yurub-oo-sucuudiga-imaaraatka-ku-cambaareeyay-doorkooda-taban-ee-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/07\/06\/daawo-midowga-yurub-oo-sucuudiga-imaaraatka-ku-cambaareeyay-doorkooda-taban-ee-somalia\/","title":{"rendered":"DAAWO: Midowga Yurub oo Sucuudiga & Imaaraatka ku cambaareeyay doorkooda taban ee Somalia"},"content":{"rendered":"

(Brusells) 06 Luulyo 2018<\/strong> <\/span>– Baarlamanka Midowga Yurub ayaa dhaleecayn dusha uga tuuray dalalka Sucuudiga iyo Imaaraatka Carabta oo ay ku dhaliileen inay cunaqabatayn dhaqaale ku saareen go’aamkeedii dhex dhexaadnimada ahaa ee ay ka qaadatay xasaradda Gacanka, sida ay sheegtay Al Jazeera.<\/i><\/a><\/p>\n

Somalia \u201cdhexdhexaad ayay ka noqotay\u201d xasaradda Khaliijka, balse waxaa arrintaa ku colaadiyay oo \u201cmiisaaniyaddii ka goostay” dalalka Sucuudiga Carbeed iyo Imaaraatka Carabta.<\/p>\n

Baarlamanka Midowga Yurub ayaa labada dal ku boorriyay \u201cinay joojiyaan fal kasta oo lagu wiiqayo soo kabashada iyo madax banaannida geyi\u201d ee dalka Somalia.<\/p>\n

Dalka Qadar go’doomiyay \u2013 UAE, Saudi Arabia, Bahrain iyo Egypt \u2013 ayaa la sheegay<\/a> in ay Somalia u bandhigeen $80 milyan oo doollar<\/a> si ay uga qayb qaadato go’doominta Qadar, balse way ku guuldarraysteen.<\/p>\n

Waxay arrintu kasii dartay markii bishii Maarso ay DP World oo ay maamusho dowladda Imaaraatku ay heshiis la gashay maamulka Somaliland oo sheegta inuu ka go’ay Somalia, goortaas oo uu baarlamanka Somalia soo saaray sharci dalka ka mamnuucaya, waxayna markale sheekadu hawada isku shareertay markii garoonka Muqdisho lagu qabtay $9.6 milyan oo doollar<\/a> oo la sheegay inay Imaaraatku saamayn siyaasadeed ku iibsan lahaayeen.<\/p>\n