Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":41932,"date":"2020-03-17T12:07:23","date_gmt":"2020-03-17T12:07:23","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=41932"},"modified":"2020-03-17T12:07:23","modified_gmt":"2020-03-17T12:07:23","slug":"baaqa-uhuru-ma-illintii-yaxaaskaa-mise-waa-dawadii-madaxwareerka-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/03\/17\/baaqa-uhuru-ma-illintii-yaxaaskaa-mise-waa-dawadii-madaxwareerka-jubaland\/","title":{"rendered":"Baaqa UHURU ma illintii yaxaaskaa mise waa dawadii madaxwareerka Jubaland?"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Maarso 2020<\/strong> <\/span>– waxaa si degdeg ah u yimid Muqdisho wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga dalka Kenya Dr. Fred Matiang\u2019i. Wafdigu wuxuu farriin toos ah ka siday Madaxweyne Uhuru Kenyatta.<\/p>\n

Arbacadii Maarso 4, 2020, xilli ay xiisada colaadeed oo ka taagan xudduudda labada dal ee deriska ah ay marayso heer xun, ayaa\u00a0 Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya ay \u00a0teleefoonka isku afgarteen.<\/p>\n

Kenya waxay gabbaad siinaysay tan iyo January 28, 2020 Cabdirashid Xasan Abdinuur, Janan kaasoo ka baxsaday Muqdisho, halkaasoo August 31, 2019 loo xiray eedaymo la xiriira ku xadgudubyo xaquuqda aadanaha.<\/p>\n

Inkastoo Nairobi ay ku sheegtay in aysan Muqdisho codsi rasmi ah ka helin, haddana Wasiirka Arrimaha Dibedda DFS oo wareysi siiyay Haruun Macruuf ayaa sheegay inay [Soomaaliya] si rasmi ah u weydiisteen \u201cInterpol\u201d oo ay Kenya xubin ka tahay (VOA New \u2013 09\/03\/2020). Sidoo kale, wargeyska\u00a0Daily Nation<\/em>, ayaa qoray in Amnesty International ugu baaqday Kenya inay si dhaqsa leh u qabato baxsadka, gacantana ugu geliso Soomaaliya (Daily Nation \u2013 8\/02\/2020).<\/p>\n

Ciidamada Soomaaliya oo ku sugan xudduudda ayaa Maarso 2, 2020 \u00a0\u00a0caabbiyay weerar ay Mandheera ku soo abaabuleen baxsad Cabdirashiid Janan iyo Maxamuud Sayid Aadan madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland.\u00a0 Tan iyo bartamihii November 2019 Maxamuud Sayid iyo koox la socotay waxay ku sugnaayen hoteel ku yaal Mandheera, halkaas oo ay ciidamada Kenya ku ilaalinayeen (The East African \u2013 26\/11\/2019).<\/p>\n

Eedaymo isku tuur-tuur ah kaddib, madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa isla oggolaaday inay qaboojiyaan xiisada ka aloosan xudduudda, kana wadaxaajoodaan wixii khilaaf ah ee taagan. Waxaase lala yaabay in xaalad diblomaasiyadeed loo soo adeegsaday Wasiirka Guddaha, inkastoo war uu sheegay Raila Odinga uu muujinayo in Uhuru Kenyatta uu ku sugan yahay mawqif cariiri ah.<\/span><\/p>\n

Haddaba, aan isweydiinnee maxuu Farmaajo uu u oggolaaday mar kale inuu wadahadal natiijadiisu miro aysan dhali doonin luggoya mooyaane?<\/p>\n

Walow xiriirka Kenya iyo Soomaliya uu yahay mid hoostiisa ay ku aasan yihiin arrimo\u00a0masiir-qaran\u00a0<\/em>ah, haddana heerar kala duwan ayuu soo maray. Kenya sida ay ugu jeeddo deriskeeda Soomaaliyeed waa aragti mar waliba uu hagayo dareen ka baqaya soo rogaalcelinta \u00a0Soomaali Wayn.<\/em>\u00a0Cabsidaas waxay kororta mar allaale marka ay soo muuqato dawlad Soomaaliyeed oo itaal leh.<\/p>\n

Haseyeeshee, markii dagaalka sokeeye uu burburiyay qarankii\u00a0 Soomaaliyeed, cabsidii waxay gashay hakad. Kenya markaas waxay xadka u furtay Soomaaliya waxaana dhacday in labada dal ay galaan heer aan horey loo arag: qaxooti ka sokow waxaa Kenya galay maalgelin Soomaaliyeed oo itaal iyo tayaba leh oo lagu qiyaasi karo dhawr bilyan Doollar. Taasi waa iyadoon la tixgelin xiriirka ganacsi ay Kenya maanta la leedahay Soomaaliya iyo ardayda Somaaliyeed oo jaamacadaha Kenya wax ka barata. Haddii hantidaas ay meesha ka baxdo, waxaa hakad geli kara dhaqaalaha iyo suuqa shaqada Kenya (Farah Abdulsamed, Somali Investment in Kenya, Africa Programme March 2011).<\/p>\n

Marxaladdaas rajada miiran ahayd waxay ku hakatay 2011 kolkay ciidamada Kenya ay xoog ku soo galeen gayiga Soomaaliya, Kenyana ay muujisay dhaqan horror ah kaddib markii ay ka heshay Golaha Ammaanka ee QM in lagu daro AMISOM, taas oo cawaaqibteeda ay maanta taagan tahay.<\/p>\n

Arrinka wuxuu sii kullaaday\u00a0 markii waanwaan ay waxtari waysay oo Dawladda Soomaaliyeed ay doorbidday \u2013 Agoosto 2014 \u2013 inay maxkamadda caalamiga ICJ miciin ka doonto. Waa arrrin laga dheregsan yahay in Kenya ay ka soo horjeeddo dacwada Maxkamadda, balse ay jeclaan lehayd inay iyadoo ka itaal roon Soomaaliya ay waanwaan la gasho, si ay tanaasul uga hesho.<\/p>\n

Faraggelinta iyo taageerada\u00a0maamul goboleedka aagga soohdinta, gardarrada,\u00a0adeegsiga jiritaanka\u00a0Al-Shabaab,\u00a0ku gorgortanka\u00a0Cabdirashiid Janan, \u00a0dhamaan waa tabo la doonaayo in lagu qanciyo Dowladda Federalka Soomaaliya in laga taag roon yahay, sidaas daraaddeed is-horfariisad iyo tanaasul inay yihiin lama huraan.<\/p>\n

Arrimaha aan ka hadlayno waa kuwa muuqda, balse waxaa jira xoogag kale oo daahsoon oo kala safan misna ah xoogagga dhabta ah oo iyaguna wata qoorshahooda iyo damacooda horarka ah.<\/p>\n

Isrogrogaya Kenya wuxuu xoog yeeshaa mar waliba oo go\u2019aanka maxkamadda uu soo dhawaado. Kenya waxay 2019 gaarsiisay xiriirka diblomaasiga heer kala tag ah, waxay xoojisay faraggelinta Jubbaland iyo la safashada\u00a0 Axmed \u00a0Madoobe heer ay u bareerto ku\u00a0tumashada madaxbannanida\u00a0qarannimada, bishii Oktobar 12kii oo ahayd waqtigii \u00a0calemasaarkiisi, waxaa xigay gabbaadsiintii Cabdirashiid Janan iyo weerarkii Beled Xaawo, iwm kuwasso gaarsiiyay xiisada heer sare.<\/p>\n

Sidii aan horey uga barannay Kenya, dabcan kuma qamaari karto dagaal fool-ka-fool ah oo ay waqtigan la gasho Soomaaliya, taasoo gebigeedba xasilloonida aagga khatar gelinaysa, beesha caalamkana aysan oggolaanaynin,\u00a0kursiga QM\u00a0ee ay Jabuuti kula tartameysana ay ku seegi karto, markaas ayay u bahan tahay inay baaq nabadeed ku dhawaaqdo si xiisada loo dejiyo.<\/p>\n

Horta iyadoon waxba la fafalanqayn baaqa Uhuru qudhiisa ayaa ah meel ka dhac iyo jeesjees ama waxa\u00a0Qarbiga\u00a0<\/em>ay ugu yeeraan\u00a0\u201cIllinta Yaxaaska\u201d<\/em>\u00a0(crocodile tears<\/em>), waana musalsal oo aan horey u aragnay oo soo noqnoqonaaya.<\/p>\n

Tan iyo bilowgii sanadkii tegay, madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya waxay fool ka fool u kulmeen tiro seddax jeer ka badan, waxayna teleefoon ku wada xiriireen dhowr jeer, balse kulunka haddeer madlan ma dhici kartaa inuu wax cusub la yimaado, mise baaqa Uhuru wuxuu ka yahay dhankiisa\u00a0Aniga ayaa dabka shida aniga ayaana demiya<\/strong>,\u00a0<\/em>halka uu dhanka DFS-na ka yahay\u00a0Nabaddu Dhegtay U roon tahay<\/strong><\/em>?<\/p>\n

W\/Q:<\/strong> Cabdulqaadir Cariif Qaasim<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Maarso 2020 – waxaa si degdeg ah u yimid Muqdisho wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga dalka Kenya Dr. Fred Matiang\u2019i. Wafdigu wuxuu farriin toos ah ka siday Madaxweyne Uhuru Kenyatta. Arbacadii Maarso 4, 2020, xilli ay xiisada colaadeed oo ka taagan xudduudda labada dal ee deriska ah ay marayso heer […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41933,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Somalia-Invasion-800-2.jpg?fit=800%2C400&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-aUk","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41932"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41934,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41932\/revisions\/41934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}