Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":41888,"date":"2020-03-19T15:29:10","date_gmt":"2020-03-19T15:29:10","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=41888"},"modified":"2020-03-19T15:46:42","modified_gmt":"2020-03-19T15:46:42","slug":"tilmaamo-wax-tar-leh-dhamaan-tilmaamaha-aad-uga-baahan-tahay-si-aad-iskaga-jirto-caabuqa-corona-fadlan-sii-faafi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/03\/19\/tilmaamo-wax-tar-leh-dhamaan-tilmaamaha-aad-uga-baahan-tahay-si-aad-iskaga-jirto-caabuqa-corona-fadlan-sii-faafi\/","title":{"rendered":"TILMAAMO WAX TAR LEH: Dhamaan TILMAAMAHA aad uga baahan tahay si aad iskaga jirto caabuqa CORONA! (Fadlan sii faafi)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 16 Maarso 2020<\/strong><\/span> – Wasaaradda Caafimaadka DF Somalia ayaa haatan ku dhawaaqday inay heshay kiiskii koowaad oo ah caabuqa corona ee lagu arko gudaha Somalia.<\/p>\n

Wasiiradda Caafimaadka Somalia, Dr Foowsiya Abiikar, ayaa barteeda Twitter-ka kusoo qortay sidatan:<\/p>\n

”Kaddib karantiil iyo baaritaan aan ku samaynnay muwadaniintii afarta ahayd ee ka yimid dalka china usbuucii hore waxa aan xaqiijinayaa in mid ka mid ah muwaadiniintaas laga helay cudurka caabuqa faafa.”<\/span><\/p>\n

Wasiiradda oo sii hadlaysa ayaa waxay raacisay: ”Wasaaraddu waxay ka shaqaynaysaa xakamaynta cudurka.”<\/span><\/p>\n

Somalia ayaa ah dal aan lahayn kaabayaal saaxi ah oo si wax ku ool u shaqaynaya, iyadoo aanay jirin siyaasad isku xiran oo hal go’aan ku shaqaysa, taasoo sii ragaadinaysa in la hagaajiyo kaabayaashaas.<\/p>\n

Dalalka deriska ah ee Kenya iyo Itoobiya ayaa dhowaan iyagana laga sheegay cudurka, iyadoo ay DF Somalia ka gaabisay soo jeedinno ahaa in la xirro duullimaadyada ka imanaya.<\/p>\n

Haddaba, halkan hoose ka daalaco tilmaamo aannu ka diyaarinnay cudurkan halista ah ee corona, si aad ugu dadaasho badbaadada naftaada iyo inta kugu hareeraysan. Halkan ka daalaco tilmaamaha.<\/a><\/strong><\/p>\n

\n

Ka dib karantiil iyo baaritaan aan ku samaynnay muwadaniintii afarta ahayd ee ka yimid dalka china usbuucii hore waxa aan xaqiijinayaa in mid ka mid ah muwaadiniintaas laga helay cudurka caabuqa faafan. Wasaaraddu waxay ka shaqaynaysaa xakamaynta cudurka.<\/p>\n

\u2014 Dr Fawziya Abikar (@AbikarDr) March 16, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n