Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":4186,"date":"2018-07-06T13:31:44","date_gmt":"2018-07-06T12:31:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=4186"},"modified":"2018-07-06T13:31:44","modified_gmt":"2018-07-06T12:31:44","slug":"dhegeyso-funaanadaha-sweden-oo-gaarey-heer-laga-waayo-dukaamada-maxalliga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/07\/06\/dhegeyso-funaanadaha-sweden-oo-gaarey-heer-laga-waayo-dukaamada-maxalliga-ah\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Funaanadaha Sweden oo gaarey heer laga waayo dukaamada maxalliga ah!"},"content":{"rendered":"
(J\u00f6nk\u00f6ping) 06 Luulyo 2018<\/strong><\/span> – Berri oo Sabti ah xulka Sweden ayaa la ballansan dhiggiisa Ingiriiska oo ay wada ciyaarayaan rubuc-dhamaadka Koobka Adduunka 2018, balse way adag tahay inaad dukaamada dalkan ka hesho funaanadda xulka Sweden.<\/span><\/p>\n Marka aad tagto dukaamada iibiya funaanadda Buluug Dahabiga ah ee Sweden ama aad furto webabka laga dalbado, waxa qura ee aad heli kartaa waa funaanadaha yar yar ee carruurta.<\/p>\n Meelaha uu agabkani ku yaraaday<\/strong>\u00a0waxaa xitaa ka mid dukaanka silsiladda ah ee Intersport, oo ah dukaanka rasmiyan u haysta qandaraaska tafaariiq iibinta funaanadda xulka qaranka Sweden. Waxayna u muuqataa inuu soo daahay qofkii iminka u baahda funaanadda Sweden.<\/p>\n \u2013 Nasiib xumo sidaas ayay u egtahay. Waxaa la iibsadey funaanado aad u badan oo kuwa Sweden ah todobaadkii tegey, ayay tiri Matilda Ryberg, oo iibisa Intersport laantiisa J\u00f6nk\u00f6ping.<\/p>\n Maaddaama ay funaanadihii xulka Sweden<\/strong>\u00a0u dhamaadeen sida bansiin dabayshaday, haatan waxaa la iibinayaa wax kasta oo jaalle iyo buluug ah, sidaa darteed waxaa soo baxay fursado cusub.<\/p>\n \u2013 waxaa xitaa adag inaad hesho funaanadaha jaallaha ah ee caadiga ah ee Adidas, marka funaanadaha kale ayaan dadka magaca ugu qornaa, ayay raacisay Matilda Ryberg.<\/p>\n Dabcan farxadda ku hareeraysan guulaha<\/strong>\u00a0ay Sweden ilaa iminka kasoo hooysey Koobka Adduunka ayaa sabab u ah kororka dalabka funaanadahan, balse Sweden ayaan 24 sano usoo gudbin rubuc-dhamaadka Koobka Adduunka, sidaa darteed ma dhici kartaa inay dukaamada ka dhaadhacsanayd inay sanadkanna kusoo hari doonto wareegga hore.<\/p>\n \u2013 \u00a0waxaannu eegnay tirakoobyadii hore, marka taas ayaannu dalabkeenna ku salaynay, laakiin haatan dadku waa faraxsan yihiin\u2019 ayay tiri Matilda<\/p>\n Xulka Sweden ayaa gegada Samara Arena ee magaalada Samara, kula ciyaaraya Ingiriiska oo taariikhda markii ugu horreeysey rigoore kusoo badiyay ciyaar ka tirsan Koobka Adduunka.<\/p>\n\n