Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":41504,"date":"2020-03-08T09:21:22","date_gmt":"2020-03-08T09:21:22","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=41504"},"modified":"2020-03-08T09:21:22","modified_gmt":"2020-03-08T09:21:22","slug":"dalal-uu-imaaraadku-ka-mid-yahay-oo-xeebaha-somalia-uga-kalluumaysta-si-xeerka-khilaafsan-magacyada-dalalkaas-kalluun-dabar-goi-raba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/03\/08\/dalal-uu-imaaraadku-ka-mid-yahay-oo-xeebaha-somalia-uga-kalluumaysta-si-xeerka-khilaafsan-magacyada-dalalkaas-kalluun-dabar-goi-raba\/","title":{"rendered":"Dalal uu Imaaraadku ka mid yahay oo xeebaha Somalia uga kalluumaysta si xeerka khilaafsan (Magacyada dalalkaas & kalluun dabar go’i raba)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Maarso 2020<\/strong><\/span> – Warbixin cusub oo ay soo saareen culumada sayniska ayaa tilmaamaysa in tirada kalluunka hambarada ee Badwaynta Hindiya uu aad hoos ugu dhacay ku dhowaad 90%, iyadoo lagu cirib tiri rabo kalluumaysi arxan la’aan ah oo socdey tan iyo 1980-kii.<\/p>\n

Daraasaddan ayaa tilmaamaysa<\/a> in baabi’intan kalluunkan ay ugu wacan tahay kalluumaysiga jarriifka ah ee adeegsada shabaagaha loo yaqaanno gillnets, waxaana meelaha qaabkaa wax ma reebaanka ah wax looga ugaarsado ka mid ah Somalia.<\/p>\n

Shabaagaha noocah ah ayaa laga soo lulaa rukumo leh madaxyo sabbaynaya, ama waxaa lagu dhejiyaa sal ku dheggan gunta badda.<\/p>\n

Waxay dherer ahaan gaaraaan 100m ilaa in ka badan 30km, iyagoo gunta hoose taxan min 5 mitir ilaa 20 mitir.<\/p>\n

Adeegsiga kalluumaysiga noocan ah ayaa gebi ahaanba mamnuuc ah marka la eego xeerka caalamiga ah ee kalluumaysiga, balse si joogto ah ayaa loo dhinac maraa xeerarkaasi.<\/p>\n

Shabaqan oo naqshad ahaan loogu tala galay in lagu dabo tuunnaha oo madaxa uun la gala kaddibna uu waafyaha iskaga maro ayaa waxaa ku dhibban gacalooyin kale sida libaax badeedka, nibiriga, hambarada, qubada, yuumbiga, xiddig-badeedka, fara magoogada iwm.<\/p>\n

Daraasaddan oo lasoo wadey min 1982-kii ilaa 2016-kii ayaa waxaa dalalka ugu badan ee sidaa u kalluumaysta tuunnaha isla markaana laaya kalluunka kale\u00a0 lagu sheegay: Iran, Indonesia, India, Sri Lanka, Pakistan, Oman, Yemen, China, UAE, Tanzania iyo qaar kale.<\/p>\n

Somalia ayaan lahayn cid badeheeda ilaalisa, iyada oo ay DF Somalia keentay hab khiyaali ah oo sheegaya inay qalab ku xirayaan maraakiibta.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Maarso 2020 – Warbixin cusub oo ay soo saareen culumada sayniska ayaa tilmaamaysa in tirada kalluunka hambarada ee Badwaynta Hindiya uu aad hoos ugu dhacay ku dhowaad 90%, iyadoo lagu cirib tiri rabo kalluumaysi arxan la’aan ah oo socdey tan iyo 1980-kii. Daraasaddan ayaa tilmaamaysa in baabi’intan kalluunkan ay ugu wacan tahay kalluumaysiga […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41506,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Ima.jpg?fit=745%2C430&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-aNq","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41504"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41504"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41507,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41504\/revisions\/41507"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41506"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}