Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":41280,"date":"2020-03-03T10:55:07","date_gmt":"2020-03-03T10:55:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=41280"},"modified":"2020-03-03T10:55:54","modified_gmt":"2020-03-03T10:55:54","slug":"dhegeyso-jahawareer-ka-taagan-talooyinka-cudurka-corona-iyo-kiisas-cusub-oo-sweden-laga-helay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/03\/03\/dhegeyso-jahawareer-ka-taagan-talooyinka-cudurka-corona-iyo-kiisas-cusub-oo-sweden-laga-helay\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Jahawareer ka taagan talooyinka cudurka corona iyo kiisas cusub oo Sweden laga helay"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n

(Hadalsame) 03 Maarso 2020<\/strong><\/span> – Xeeldheerayaasha caafimaadka ayaa bixinaya talooyin iyo tilmaamo ay dadwaynuhu ku jawahareersan yihiin oo ku aaddan sida uu u fido cudurka coronavirus, sida talada ku saabsan in waayeelka iyo dadka horay jirrooyinka u qabey ay ka fogaadaan meelaha ay dadwaynuhu iskugu yimaadaan iyo in kale.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n

\n
\n
\n
\n

H\u00e5kan Hedman oo ah guddoonka jamciyadda kelyaha ee Njurf\u00f6rbundet, ayaa haatan talo iyo xog dheeraad ah oo ku saabsan faafitaanka cudurkan iyo sida la iskaga ilaaliyo u raadinaya xubnaha jamciyaddiisa.<\/p>\n

-Maalin kasta waxaa imanaya xogo kala duwan, kuwaasoo kasoo kala baxaya waaxda caafimaadka dadwaynaha iyo khubarada kale ee caabuqyada ku xeel dheer, marka xubneheennu waxay raadinayaan xog cad oo cudurkan khuseeysa, ayuu yiri.<\/p>\n

Daraasado laga sameeyay dalka Shiinaha ayaa qayaxaya in caruurta iyo da\u2019yarta ay aad ugu yar yihiin cudurkan, balse ay taa biddaalkeeda geeridu ku badan tahay waayeelka iyo dadka qaba cudurrada halista ah sida wadnaha, sambabka, dhiig karka iyo kaadi macaanta amba sonkoroowga.<\/p>\n

Bj\u00f6rn Olsen, oo ah barofaysar ku xeel dheer dawooyinka caabuqa waxna ka dhiga Jaamacadda Uppsala ayaa ku tallinaya in ay dadka aadka u buka iyo waayeelku ay ka fogaadaan meelaha ay dadku iskugu imanayaan sida carwooyinka iyo ruwaayadaha.<\/p>\n

-Waa inay ka fogaadaan meelaha ay dadku iskugu imanayaan, gaar ahaan waa inay iska jiraan u dhowaanshaha dadka jirran, dadkan aan sida mucayinka ah uga hadlayno waxaan qabaa inay talooyinkani iyaga khusaynayaan in ka yara badan dadka caafimaadka qaba, ayuu ku dooday.<\/p>\n

Yeelkeede, waaxda caafimaadka dadwaynaha ayaa ku adkaysanaysa go\u2019aankeedii hore, iyadoo ku doodaysa inaysan daruuri ahayn in dadka waayeelka ah iyo kuwa aadka u bukaa ay ka fogaadaan maxfallada iyo madlaha la iskugu yimaado ee ballaaran.<\/p>\n

Anders Tegnell, oo ah xeel dheere yaqaanna cudurrada faafa, isla markaana ka tirsan waaxda caafimaadka dadwaynaha ayaa sheegay inaysan caddayn sida ay Sweden u khuseeynayso daraasadda Shiinuhu, maadaama buu yiri uu kala duwan yahay hab-nololeedka iyo xaaladda labada dal.<\/p>\n

Dhanka kale waxaa maanta la xaqiijiyey 3 kiis oo cusub oo laga helay agagaarka G\u00f6teborg, sida ay sheegeen howlwadeennada caafimaadka ee gobolka V\u00e4stra G\u00f6talandsregionen oo saxaafadda la hadlay.<\/p>\n

Seddexda qof ayaa la sheegay inay u safreen woqooyiga Talyaaniga kaddibna soo laabteen, balse xaaladdoodu sidaa uma darna.<\/p>\n

Guud ahaan waxaa Sweden oo dhan laga soo sheegayaa 9 kiis oo cusub maanta. Weli se ma jiro qof Sweden ugu dhintay cudurkan ilaa haatan.<\/p>\n