Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":41020,"date":"2020-02-25T15:53:26","date_gmt":"2020-02-25T15:53:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=41020"},"modified":"2020-02-25T15:53:26","modified_gmt":"2020-02-25T15:53:26","slug":"dhegeyso-doorka-aabbaha-soomaaliga-oo-maqan-halista-cudurka-coronavirus-oo-korodhay-shiinaha-oo-sweden-u-jawaabey-macallimiinta-oo-fursad-la-siinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/02\/25\/dhegeyso-doorka-aabbaha-soomaaliga-oo-maqan-halista-cudurka-coronavirus-oo-korodhay-shiinaha-oo-sweden-u-jawaabey-macallimiinta-oo-fursad-la-siinayo\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Doorka aabbaha Soomaaliga oo maqan, halista cudurka Coronavirus oo korodhay, Shiinaha oo Sweden u jawaabey & macallimiinta oo fursad la siinayo"},"content":{"rendered":"

(Stockholm) 25 Feb 2020<\/strong><\/span> – Aabbayaal ku nool magaalada G\u00f6teborg oo dhowaan kulan ka yeeshay falalka denbiyada dhallinyarada ku soo baddanaya ayaa go\u2019aansaday in sida kaliya ee carruurta denbiyada looga badbaadin karo ay tahay inuu aabbuhu guto xilkiisa waalidnimo.<\/p>\n

Maxamed Ibraahim Xirsi ayaa dareensan iney muuqato inaanu aabbuhu u guddan xilkiisa sidii looga baahnaa<\/p>\n

………………………………………………………………….<\/p>\n

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in aanay Gui Minhai u aqoonsanayn muwaadin Swedish ah, balse ay u taqaan oo qura nin Chinese ah, kaddib war rasmi ah oo kazoo baxay caasimadda Beijing.<\/p>\n

Warkan oo uu akhrinayey afhayeenka Wasaarad Dibadeedka Shiinaha,Zhao Lijian ayaa sheegay inaanay ka jawaabaynin hadalka Wasiir Dibadeedka Sweden ee Ann Linde.<\/p>\n

Ma jirto faahfaahin madax bannaan oo qayaxaysa sababta uu Minhai kaga tanaasuley dhalashada Sweden oo uu haysten muddo 20 sanadood ah.<\/p>\n

………………………………………………………………….<\/p>\n

Hay\u2019adda caafimaadka ugu qaybsan Sweden ee Folkh\u00e4lsomyndigheten ayaa ku dhawaaqday in iminka ay sii badanayso ka iman karta halista kiisaska cusub ee dadka dibedaha kasoo qaaday cudurka coronavirus.<\/p>\n

Qiimayntan cusub ayaa ka dhigan inay halistu korodhay, balse suurtagalnimada guud ee ah inuu cudurkani ku wada faafo dalka Sweden ayaa weli hooseeysa, waloow ay weli Sweden u furan tahay dalal ka mid ah kuwa uu cudurku ku dhuftay.<\/p>\n

………………………………………………………………….<\/p>\n

Hay\u2019adda Waxbarashada Sweden ee Skolverket ayaa manta soo bandhigtay qorshe cusub oo ay macallimiinta aan haysan shahaadooyinka rasmihga ihi ay uga qayb qaadan karaan wax ka dhigidda iskuullada.<\/p>\n

Peter Fredriksson, <\/strong>Maareeyaha Guud ee Skolverket ayaa tusmeeyay inay jiraan ilaa 6 aag oo ay ka shaqayn karaan kaaliyeyaasha macallin sida <\/strong><\/p>\n