Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":40997,"date":"2020-02-25T10:20:08","date_gmt":"2020-02-25T10:20:08","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=40997"},"modified":"2020-02-25T10:20:08","modified_gmt":"2020-02-25T10:20:08","slug":"dhegeyso-maxaa-idinka-galay-shiinaha-sweden-oo-ay-ka-tafatay-iyo-waxa-la-isku-hayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/02\/25\/dhegeyso-maxaa-idinka-galay-shiinaha-sweden-oo-ay-ka-tafatay-iyo-waxa-la-isku-hayo\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: ”Maxaa idinka galay!” – Shiinaha & Sweden oo ay ka tafatay iyo waxa la isku hayo"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n

(Nigngbo City) 25 Feb 2020<\/strong><\/span> – Qoraaga Gui Minhai oo horraanba muddo 5 sanadood ah u xirnaa dowladda Shiinaha ahna muwaadin Iswiidhish ah ayaa iminka gorodda loo geliyey xukun 10 sanadood oo xabsi ah.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n

\n
\n
\n
\n

Shalaytoole ayay maxkamad ku taalla Ningbo City, oo ka baxsan magaalada Shanghai, waxay ku xukuntay 10 sanadood oo xarig ah, waxaana xukunkiisa loo cuskaday inuu sirta qaranka Shiinaha u dusiyey awoodo shisheeye.<\/p>\n

Wasiir Dibadeedka Sweden, Ann Linde, ayaa Shiinaha u jeedisey inay sii daayaan Minhai, maadaama uu haysto dhalashada Iswiidhishka, mar ay u warrantay P1-morgon.<\/p>\n

\u2013 Waxaannu dalbanaynaa in lasii daayo Gui Minhai si uu ula kulmo gabadhiisa iyo qoyskiisa, waxaan sidoo kale dalbanaynaa in aannu galaangal u yeelanno Minhai si aannu u siinno talooyinka uu xaqa u leeyahay ka muwaadin ahaan annagoo xogaha ka heleyna ilaha rasmiga ah oo dhan, ayay Ann Linde u sheegtay P1-morgon.<\/p>\n

Yeelkeede, Garsooraha maxkamadda xarigga u jartay Gui Minhai, ayaa sheegtay in uu ninkani ahaan jirey muwaadin Iswiidhish ah, balse uu dib u qaatay dhalashada Chinese-ka sanaddii 2018-kii, tiiyoo ay jirto in aan Shiinaha laga ogolayn in uu qofku yeesho laba dhalasho. Haddaba maxay Iswiidhan kiiskan ka gashaa? Wasiiradda Markale.<\/p>\n

\u2013Waxaannu adeegsan doonnaa dhamaanba hilinnada aannu heli karno, warkanina waa mid aannu ka shaqaynayno tan iyo aroornimada berri subax, ayay raacisay Linde.<\/p>\n

Gui Minhai oo bilowgii buugaag iyo suugaan ka soo horjeeda nidaamka Beijing ku daabici jirey Hong Kong oo ah ismaamul hoos taga Shiinaha ayaa 2015-kii waxay sirdoonka Shiinuhu ka afduubteen dalka Thailand, isagoo wixii intaa ka dambeeyay ku xirnaa dalkaasi Shiinaha.<\/p>\n