Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":40993,"date":"2020-02-25T09:16:48","date_gmt":"2020-02-25T09:16:48","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=40993"},"modified":"2020-02-25T09:16:48","modified_gmt":"2020-02-25T09:16:48","slug":"muxuu-yahay-dhagaxa-qaaliga-ah-ee-la-sheegay-in-al-shabaab-loo-iibinayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/02\/25\/muxuu-yahay-dhagaxa-qaaliga-ah-ee-la-sheegay-in-al-shabaab-loo-iibinayay\/","title":{"rendered":"Muxuu yahay ‘dhagaxa qaaliga ah’ ee la sheegay in Al-Shabaab loo iibinayay?"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 25 Feb 2020<\/strong> <\/span>– Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay dhagax la sheegay inuu yahay “kheyraad qaali ah” oo si “sharci darro ah” looga soo qaaday deegaanka Ceel Cali ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n Warar kala duwan ayaa kasoo baxay cidda soo qaadatay dhagaxan oo yaallay meel ay gacanta ku hayaan xoogagga Al-Shabaab.<\/p>\n Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in ay aaminsan yihiin in dad u adeegaya Al-Shabaab ay qaadeen dhagaxan ayna ku howlanaayeen sidii ay ugu iib geyn lahaayeen.<\/p>\n Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre , oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in Al-shababaab ay ku baraarugeen in dhagaxan uu yahay mid qeyrul-caadi ah.<\/p>\n “Kooxaha argagixisada ah waxay ka kooban yihiin qaar Soomaali iyo kuwo ajnabi ah, marka ajnabigii ayaa gartay in waxan ay yihiin wax dheef leh. Sida aan xogta ku haayo, waxay soo dirsadeen kooxo dillaaliin ah Soomaali ah, kuwaasoo ay ku dhaheen waxaad sheegataan inaad idinku leedihiin dhagaxa oo aah ka ganacsaneysaan,” ayuu yiri guddoomiyaha.<\/p>\n Hase yeeshee warar kale oo soo baxay ayaa shegaya in ganacsato Soomaali ah ay dhagaxan lacag dhan $264,000 oo doolar uga soo iibsadeen Al-Shabaab, ayna doonayeen inay iskood usii iib geystaan, inkastoo guddoomiye Barre uu arrintaas si kulul ugu gacan seyray.<\/p>\n “Waxaas waa naloo sheegay laakiin wax ka jiro ma laha. Caqliga saliimka ah wuxuu diidayaa in Al-Shabaab ay 260 kun oo doolar ku qaataan dhagax malaayiin doolar jooga, ayna dhahaan orda idinku dhoofsada. marka xogta aan annagu heyno waa in dhagaxaas Al-Sabaab loo iibinayo,” ayuu yiri.<\/p>\n Dadka deegaanka ayaa “ku dagaallamay” in dhagaxaas laga qaado meesha uu muddo qarniyo ah yaallay, sida uu BBC-da u sheegay xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, oo ka mid ah mudaneyaasha baarlamaanka feredaalka ee kasoo jeeda gobolka Hiiraan.<\/p>\n