Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":40578,"date":"2020-02-15T11:29:55","date_gmt":"2020-02-15T11:29:55","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=40578"},"modified":"2020-02-15T11:31:41","modified_gmt":"2020-02-15T11:31:41","slug":"somalia-oo-looga-digey-halista-ku-hoos-qarsan-siyaasadda-maraykanku-ku-wajahayo-dalkeenna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/02\/15\/somalia-oo-looga-digey-halista-ku-hoos-qarsan-siyaasadda-maraykanku-ku-wajahayo-dalkeenna\/","title":{"rendered":"Somalia oo looga digey halista ku hoos qarsan siyaasadda Maraykanku ku wajahayo dalkeenna!"},"content":{"rendered":"

(Nairobi) 15 Feb 2020<\/strong><\/span> – Siyaasiga Faarax Macallin ayaa Somalia uga digey halista ku aasan siyaasad dibadeedka Maraykanka oo aan inta badan raacin anshax, xeer iyo qiyam, balse gebi ahaanba ku dhisan danta dalkaasi leeyahay.<\/span><\/p>\n

Faarax ayaa Twitter kusoo qoray: ”Somalia waa inay ka baaraan degtaa ku tiirsanaanteeda Maraykanka iyo dagaalkiisa argagixiso la dirirka ah. Waxaa si ku filan u cad in danaha Maraykanka ee dunidu ay ku dhisan yihiin (oogista) khilaafyo joogto ah.”<\/span><\/p>\n

”Qaabaddaas ayuu Maraykanku ku xadaa khayraadka dabiiciga ah ee dowladaha fashilmay sida uranium-ta Soomaalida iyo saliidda Suuriya.” ayuu daba dhigay.<\/span><\/p>\n

Faarax ayaa ka dayriyey arrin kale oo ka mid ah hiddaha iyo dhaqanka ay leedahay siyaasadda ku dhisan kali cunidda (zero-sum) ee Maraykanku ku dabaqo dalalka u jaba.<\/span><\/p>\n

”Maraykanka taariikhiyan waxaa lagu yaqaan inuu waayo arag guuleed ku yahay kala dirista dalalka, ee ma aha mid dal dhisa,” ayuu ku dooday Macallin.<\/span><\/p>\n

”Eeg Ciraaq, Afghanistan & Haiti. Somalia waa ku khaldanayd qaabka ay saaxiibbada u xulatay. Hab-howleedka Maraykanku waa fahamkiisa hoggaamiye kooxeedyada (Madaxda Gobollada) taasoo lid ku ah rabitaanka shacabka.” ayuu hoosta ka xarriiqay.
\n<\/span><\/p>\n

Maraykanka ayaa beryahan dhex boodayey Maamul-goboleedyada, iyadoo ay dad badani ka xun yihiin doorka fiiqan ee uu ciyaarayo Danjiraha Maraykanka ee Somalia, oo aysan sharciyan ahayn inuu la fal galo siyaasadda maxalliga ah ee Somalia.
\n<\/span><\/p>\n

DF Somalia ayaan arrintaa ka hadlin, iyadoo uu Maraykanku sidii coomaad ugu dego raqda dalalka dhulka yaalla, sida Somalia.<\/p>\n

\n

Somalia must reconsider its dependence on the US in its war on terror. It is abundantly clear that US interests globally are predicated upon Perpetual\/Permanent conflicts. That way Americans can steal the natural resources of the failed States such as Somali uranium & Syrian oil.<\/p>\n

\u2014 Farah Maalim EGH (@FarahMaalimM) February 10, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n