Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":40574,"date":"2020-02-15T10:27:58","date_gmt":"2020-02-15T10:27:58","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=40574"},"modified":"2020-02-15T10:28:51","modified_gmt":"2020-02-15T10:28:51","slug":"waxaa-gobol-hebel-ku-soo-duushey-df-tibix-siyaasadeed-oo-somalia-oo-qura-ka-jirta-ka-faaiidayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/02\/15\/waxaa-gobol-hebel-ku-soo-duushey-df-tibix-siyaasadeed-oo-somalia-oo-qura-ka-jirta-ka-faaiidayso\/","title":{"rendered":"”Waxaa gobol hebel ku soo ”duushey” DF” – Tibix siyaasadeed oo Somalia oo qura ka jirta! (Ka faa’iidayso)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 15 Feb 2020<\/strong> <\/span>– Waxaan in badan oo ka mid ah warbaahinta iyo qaar ka mid ah wariyayaasha Soomaalida maalmahaan ka maqlayay erayo ay ka mid yihiin \u201cCiidamada dowladda oo ku duulay gobal hebal ama degmo hebla\u201d.<\/strong> Marka aan maqlay erayadaan waxaa niyadayda kusoo dhacay oo aan is waydiiyay su,aalahaan hoose:<\/p>\n Marka la fiiriyo nidaamka ka jira Soomaaliya maanta ee la yiraahdo \u201cFederalism\u201d waxaa jira waxyaabo ama waajibaad dastuuri ah oo \u00a0saaran dowladda dhexe ee Soomaaliya kuwaas oo ay ka midyihiin Ilaalinta xuduudaha, ka baaraan-dagidda siyaasadda arrimaha dibadda, difaaca iyo lacagta.<\/p>\n Dalalka maanta dagaaladu daashadeen waxaa ka mid ah wadanka Afghanistan oo dowladdu ka taliso wax ka yar 30% hadana waxaan ognahay in wadankaas ka mid yahay wadamada ugu xuduudaha adag marka la fiiriyo wadamada dhaca koofurta Aasiya. Waan tabaryarahay micnaheedu maahan xuduudayda ma ilaalsan karo ama ma tagi karo, waxaana in ciidan qaran tagaan xuduudaha dalka tahay ficil wanaagsan waa haddii loo fiiriyo dhanka aragtida fiyow.<\/p>\n Ku dhaqanka iyo fahamka federalku waa in dowladda dhexe iyo dhowlad-gobaleedyadu ogaadaan in qolo walba leedahay waajibaad gaar ah oo saaran iyo inay jiraan waxyaabo ka dhexeeya oo u baahan wada-tashi iyo wada-xaajood. Haddii arrinta laga hadlayo ay tahay mid qusaysa ilaalinta xuduudaha dalka waa in maamul-gobaleedku fahmaan in arrintaan ay tahay waajib saaran dowladda dhexe sidoo kalana ay ka gacan siiyaan sidii ammaanka xuduudaas loo sugi lahaa, balse haddii laba ciidan oo midna yahay kii qaranka midna yahay kii maamul-gobaleedka ay dhufays isugu jiraan taasi waxay calaamad u tahay faham la\u2019aanta nidaamka federalka wayna adkaan doontaa in hormar la gaaro ilaa laga fahmayo laguna dhaqmayo waxa aan haysano oo ah nidaamka federalka.<\/p>\n\n