Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":40432,"date":"2020-02-12T17:00:21","date_gmt":"2020-02-12T17:00:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=40432"},"modified":"2020-02-12T17:00:21","modified_gmt":"2020-02-12T17:00:21","slug":"jacaylka-beenta-ee-baraha-way-qurux-kaftan-badnayd-balse-waxay-ahayd-tuugo-qiso-dhab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/02\/12\/jacaylka-beenta-ee-baraha-way-qurux-kaftan-badnayd-balse-waxay-ahayd-tuugo-qiso-dhab-ah\/","title":{"rendered":"JACAYLKA BEENTA EE BARAHA: ”Way qurux & kaftan badnayd, balse waxay ahayd TUUGO!” (Qiso dhab ah)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 12 Feb 2020<\/strong><\/span> – Thomas iyo Tonia waxa ay ku kulmeen baraha bulshada waxaanay bilaabeen inay farriimo isugu dirdiraan si joogto ah, iyagoo wadaagayey xiisaha ay u qabaan labadooduba safarka iyo eydooda dab joogta ah.<\/p>\n 34 jirkan lagu magacaabo Thomas, oo u dhashay West Midlands, si xad dhaaf ah ayuu u jeclaaday isla mar ahaantaana u damcay inuu ula qorsheeyo noloshiisa mustaqbalka, laakiin Tonia waxay dhab ahaantii ahayd khaayimad.<\/p>\n “Tonia iyo anigu waxyaalo badan ayaannu ka midaysnayn, waxaannuna wada hadli jirney maalin kasta muddo toddoba bilood ah ah. Waxay ahayd gabadh qurux badan, kaftan badan sidoo kalena naxariis badan” ayuu yidhi Thomas.<\/p>\n “Markaan imika dib u milicsado, ma rumaysto sida ay ii khaladday ee iigu danaysatay. Xataa wax fikrad ah kama haysan inay doonayso inay i khiyaamayso, si xogtayda gaarka ah debedda ugu saarto si ay lacag iiga hesho”<\/p>\n Waxa uu ahaa dhibbanaha sheeko isaga lagu khalday. Waxay ugu cabatay in labadeedii waalid ka dhinteen, sidoo kalena ay la nooshahay ayeydeed oo xanuunka Kansarka qabta dalka US.<\/p>\n Waxay sida oo kale u sheegtay, inay rabto inay bixiso cuntada iyo dawo qaaali ah lacagtooda, sidaa darteedna waxa ay weydiisatay lacag. Markale waxay tustay caddaymo sheegaya, inay la filayo inay iyana xanuunkaas si hidde ah u qaaddo. Kuwaas oo been ahaa.<\/p>\n Si ay sheekada uga dhigto mid macquul ah, lacagta waxaa lagu xawilay akoonkiisa. Tonia, waxaanay weydiisatay inay la yeelato kiisa, iyadoo u sheegtay inaanay haysan mid iyada u gaar ah.<\/p>\n Xaqiiqdii, lacagtu waxay ahayd mid deyn ahaan lagu qaatay oo magaciisa lagu soo qaaday, oo uu soo qaaday qofkii khaldayey. Wuxuu ogaaday markii u ku warhelay, waraaqo ka soo dhacay shirkadihii deynta magaciisa lagaga qaatay ee akoonkiisa lagu shubtay. Markaas ayuunka xaqiiqsaday in la khiyaamay.<\/p>\n Maxaad u samayn kartaa jacayl dartii?<\/a><\/p>\nDeyntii lagu khalday<\/h2>\n