Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":40297,"date":"2020-02-09T11:59:54","date_gmt":"2020-02-09T11:59:54","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=40297"},"modified":"2020-02-09T11:59:54","modified_gmt":"2020-02-09T11:59:54","slug":"damaca-puntland-iyo-dayrada-nabad-iyo-nolol-5-qodob-oo-laga-calaameeyay-dabuubtii-deni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/02\/09\/damaca-puntland-iyo-dayrada-nabad-iyo-nolol-5-qodob-oo-laga-calaameeyay-dabuubtii-deni\/","title":{"rendered":"Damaca PUNTLAND iyo dayrada Nabad iyo Nolol (5 qodob oo laga calaameeyay dabuubtii Deni)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 09 Feb 2020<\/strong><\/span> – Waxaan taxliil gaaban ku samaynaa khubaddii uu madaxweyne Deni ka jeediyay 7dii February, 2020 magaalada Boosaaso xarunta ganacsiga bariga iyo bartamaha Soomaaliya. Deni wuxuu madax ka yahay Puntland (PL). PL waa maamul facwayn oo ah meel dib u dhiska dalka horumar wayn laga gaarsiin karo sida kalana dib u dhacwayn looga keeni karo. Mustaqbalka Soomaaliya wuxuu ku xiranyahay hadba sida PL u dhaqanto haddii PL dib u dhiska dalka hor seed iyo daacad ka noqoto waxban ayaa hagaagaya haddiise ay ka daba wareegto Soomaali halkeeda ayay ooli doontaa.<\/p>\n Madaxda xukuumadda Nabad iyo Nolol iyo maamulka Puntland waayahaan waxaa u dhexeeyay xurguf siyaasadeed, arrintaan waxay salka ku haysaa Nabad iyo Nolol oo sida badan ka biyadiida rabitaanka maamulka facawayn ee Puntland.<\/p>\n Puntland waxay leedahay galaangal siyaasiya oo aad u heer sareeya waxayna federaalka u la gorgortami jirtay si adag ayadoo gorgortankaas ku heli jirtay sed bursi farabadan, waxaa taas tusaale u ah in ay aqalka sare ku leedahay xubno sanatorro ka badan xubnaha Galmudug ama Jubaland ay ku leeyihiin aqalka sare, sidoo kale waxaad maalmahaan arkayseen Puntland oo ku doodaysa in federaalku heshiis kula galay 23kii August, 2009 in Puntland la siiyo deeqaha waxbarashada dibadda ee Soomaaliya hesho 25% sidoo kale mashaariicda horumarinta ee deeqaha caalamigaa ee laga sameeyo dalka markasta waxaa inta u badan ku baxdaa Puntland sida ku cad xisaab xirkii xukuumadda ee sanadkii 2018kii.<\/p>\n Sababta keentay in Puntand ay hesho mashaariicdaas qaybta u badan waxaa loo sameeyaa marmarsiyo ay ka mid tahay in Puntland ay awood (capacity) u leedahay in ay fuliso mashaariic waawayn oo aysan fulin karin maamulada kale doodaasina waa mid aan sax ahayn. Maamulada dalku waa ay fulinkaraan mashaariicda Puntland fuliso markii laga reebo maamulka Galmudug oo aan wali diyaarsanayn.<\/p>\n Madaxda Puntland waxay ku dawakhmeen sad bursi iyo gorgortan laga galti-baxay shacabkoodana waxay ku afjigaan Soomaaliya waxay wax ku leedahay diriqsi nooga danbeeya aan idiin soo dhicinno xaqiina.<\/p>\n Farsamooyinka ay Puntland adeegsato waxaa ka mid ah in PL federaalka u istaagto meelaha isgoysyadaa sida in ay xeerarka la sameeyo diido ayadoo dhahda nalaa ka lama tashan xeerkaas ka dibna federaalka la gasha gorgortan, sidoo kale isgoysyada ay u istaagto waxaa ka mid ah heshiisyada federaalku galo, sida badan waad ragteen heshiisyada federaalku galo PL way durtaa haddii arrintaas lagala xaajoon waayana way laadaa intii tabarteeda ah, intaas kaliya maahan PL federaalka waxay u istaagtaa isgoyskasta oo ay isleedahay alaylehe halkaan ayuu federaalku jilibka laabi doonaa.<\/p>\n Madaxweyne Deni wuxuu abaabul siyaasadeed ka wadaa Puntland wuxuuna galabta Boosaaso meel fagaare ah soo dhoobay wasiiradiisii si uu warbaahinta u la hadlo ayakoo gadaal taagan taasoo uu ka lahaa ujeedooyin gaar ah. Deni wuxuu jeediyay khubdad gabaara waclaynaysa oo aan lahayn jahatoosa oo ay abaarsantahay. M. Deni hadalkiisa waxaa ku jiray sida ii muuqatay deelqaaf iyo simbiriraxasho waxaana laga dheehan karay hadal jeedintiisa fariimaha uu Deni rabay kuwo aan ahayn.<\/p>\n Hadaan qodob qodob u dul istaago waxa iiga soo baxay hadal jeedintii Deni;<\/p>\n 1- Hadlkii Deni waxaa iiga muuqday in madaxda Puntland ay ku sarkhaantay gorgartankii siyaasadda ee caadada u ahaa oo kala dhexeeyay dawladda federaalkaa kana go\u2019antahay in ay waxkasta ugu goodiyaan dawladda federaalkaa markay ka biyadiido doonista Puntland. Shirka wadatashigaa ee uu sheegayo Deni wax kale maahan waa gargaraacasho iyo federaalku hanala hadlo wuxuuna ku raadinayaa fursad uu ku furo gorgortan siyaasadeed oo biyadhiciisu yahay sad bursi, haddii federaalku maqli waayo xitaa waa laga yaabaa in uu ku fiiriyo goodin uu ku goodinayo in ay go\u2019ayso PL.<\/p>\n