Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":40282,"date":"2020-02-08T11:30:35","date_gmt":"2020-02-08T11:30:35","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=40282"},"modified":"2020-02-08T11:30:35","modified_gmt":"2020-02-08T11:30:35","slug":"daawo-waxaan-ahaan-jirey-jeeb-siib-laacib-caan-ah-oo-aadan-malayn-karin-nolosha-uu-kusoo-koray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/02\/08\/daawo-waxaan-ahaan-jirey-jeeb-siib-laacib-caan-ah-oo-aadan-malayn-karin-nolosha-uu-kusoo-koray\/","title":{"rendered":"DAAWO: ”Waxaan ahaan jirey jeeb-siib!” – Laacib caan ah oo aadan malayn karin nolosha uu kusoo koray!"},"content":{"rendered":"

(Amadora) 08 Feb 2020<\/strong><\/span> – Laacibka caanka ah ee Lu\u00eds Carlos Almeida da Cunha ComM, oo aad loogu yaqaanno magaca Nani, ayaa ka qiseeyay dhinaciisa hoose ee aanay dad badani wacaal ka haynin.<\/p>\n

”Khaladaad baannu galnay oo yaraantii waxaannu xadi jirney khudaarta…. waxaannu wax ka xadi jirney dukaamada, balse kubadda ayaa i badbaadisey, haddii kale waxaan la ayni noqon lahaa saaxiibaday oo ay qaar weli halkii joogaan, qaarna xabsiyo ku jiraan.” ayuu gocday Nani.<\/p>\n

Nani ayay waalidkii xooreen isagoo yar, wuxuuna ku noolaa xaafad isku raran ah oo godkii dembiyada ah, balse wuxuu ku cayntay kubadda oo uu aad u jeclaa oo u lacagoowdey.<\/p>\n

Aabihii wuxuu ka tegey markii uu 5 jir ahaa, hooyadiina waxay xoortay markii uu 12 jir ahaa, waxaana isagoo dayacan nolol dhib badan kusoo korisey habaryartii oo deganayd Amadora, Portugal.<\/p>\n

Wuxuu la noolaa raxan walaalihii ah oo ilaa 9 gaaraya, kuwaasoo afka iyo gacanta isla waysan. Mar mar bay hal jeer maalintii wax cuni jireen.<\/p>\n

Nani ayaa kaddib jid dheer oo dhib badan iyo dadaal wuxuu ku biiray Man Utd oo uu la qaaday CL iyo 4 horyaal, wuxuu sidoo kale dalkiisa la qaaday EURO 2016, isagoo weliba kabtan ah.<\/p>\n