Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":40020,"date":"2020-01-31T10:37:50","date_gmt":"2020-01-31T10:37:50","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=40020"},"modified":"2020-01-31T10:41:38","modified_gmt":"2020-01-31T10:41:38","slug":"daawo-turkiga-giriigga-oo-beryahan-isku-xumaa-ayaa-hal-arrin-iskugu-hiilliyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/01\/31\/daawo-turkiga-giriigga-oo-beryahan-isku-xumaa-ayaa-hal-arrin-iskugu-hiilliyey\/","title":{"rendered":"DAAWO: Turkiga & Giriigga oo beryahan isku xumaa ayaa hal arrin iskugu hiilliyey!"},"content":{"rendered":"

(Strasbourg) 31 Jan 2020<\/strong><\/span> – Xildhibaan Fajiiste ah oo Giriig ah oo jeexjeexay calanka Turkiga, xilli lagu jirey dood ka soctey Baarlamanka Yurub ayaa cambaarayn kala kulmay dalkiisa Giriigga iyo Turkiga oo hiillo dhif ah isu muujiyey xilli aysan isku fiicnayn Athens iyo Ankara.<\/p>\n

\n

Xiriirka labada dal ayaa xilligan aad u xaraar kaddib markii ay isku khilaafeen heshiis uu Turkigu la galay dalka Libya.<\/p>\n

Yeelkeede, waxay u midoobeen dhaleecaynta xildhibaanka madaxa bannaan ee ku jira Baarlamanka Yurub (MEP) Yannis Lagos.<\/p>\n

Ninkan oo ka mid ah siyaasiyiinta cunsuriga ah ee Midigta Fog, kana soo go’ay xisbiga Nazi-ha cusub ee Casri Dahabiga (Golden Dawn), ayaa jeexjeexay calanka Turkiga, isagoo Ankara ku eedeeyay xasaradda qaxooti ee ay wajahayso.<\/p>\n

Ninkan ayaa Turkey ku eedeeyay \u201cin loo dhaafayo samaynta wax kasta oo ay doonayso,\u201d<\/em> ayaa sheegay in qaxootiga dalkiisa kusoo qulqulayaa ay \u201cdalkiisii qaateen.\u201d<\/em><\/p>\n

\u201cWaxaan halkan ku hayaa calanka Turkiga\u2026 Maxaad ku samayn lahayd calankan? Hagaag, waad jeexjeexi kartaa,\u201d<\/em> ayuu yiri Lagos.<\/p>\n

Wasiir Dibadeedka Greece ayaa sheegay in ”cunsuriyiintu ay naftooda uun wakiil ka yihiin.”<\/p>\n

Dhiggiisa Ankara Mevlut Cavusoglu ayaa weeraray wax uu ku sheegay \u201cciyaalka cunsuriga ah ee ay Yurub suuraha ka badisay\u201d<\/em> isagoo Europe ka dalbaday \u201cinay joojiyaan cunsuriyadda iyo Islaam nacaybka.\u201d<\/em><\/p>\n