Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":39880,"date":"2020-01-27T09:26:19","date_gmt":"2020-01-27T09:26:19","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=39880"},"modified":"2020-01-27T09:26:19","modified_gmt":"2020-01-27T09:26:19","slug":"xaalka-ay-dowladaha-islaamku-ku-sugan-yihiin-waa-midka-idahan-oo-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/01\/27\/xaalka-ay-dowladaha-islaamku-ku-sugan-yihiin-waa-midka-idahan-oo-kale\/","title":{"rendered":"Xaalka ay dowladaha Islaamku ku sugan yihiin waa midka IDAHAN oo kale!!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 27 Jan 2020<\/strong> <\/span>– Waa xayn ido ah oo nin kawaanle ah meel ugu xaraysan, maalin ba mid ayuu soo qabtaa si uu u gawraco, Mid waliba wadnaha ayuu farta ku hayaa wuxuu ka fekerayaa in mar uun dhegta la soo qaban doono.<\/p>\n

Maalin ayuu Kawaanlihii soo galay xeradii ay iduhu ku jireen Wan shilis ayuu dhegta soo qabtay oo banaanka u jiiday, balse Wankaasi wuxuu ahaa wan aad u xoog badan wuxuu is ilowsiiyey dardaarankii awooweyaashii oo ah Dastuurka idaha kaas oo ah : ( Haddii Kawaan-luhu ku qabto ha dagaalamin hana is-caabin ee is-dhiib haddii kale waxaad dhibaato u horseedi kartaa Naftaada iyo tan idaha kale)<\/p>\n

Wuxuu iska dhaadhiciyey in dastuurkaasi baadil yahay oo ay qasab tahay inuu naftiisa bad-baadsado, hal mar ayuu booday oo ka baxsaday gacantii ninka kawaan-laha ahaa wuxuuna iska dhex-gelay xeradii idaha.<\/p>\n

Kawaan-lihii markuu arkay inuu wankii ka baxsaday ma dabageline xeradii ayuu mid kale kasoo qabtay, Wanka la soo qabtay isma-caabin ee waa is dhiibay, sidii ayaana lagu qalay.<\/p>\n

Wankii xoogga waynaa marwalba wuxuu ku fekeraayey siduu xerada dhan uga baxsan lahaa oo naftiisa iyo idaha kaleba u badbaadin lahaa, maalinkoo dhan xerada ayuu ku wareegaa isagoo raadinaya meel uu ka dusi karo, maalintii dambe ayuu helay meel jilicsan oo laga baxsan karo, Wankii idihii kale ayuu kulmiyey wuxuu u sheegay inuu soo helay meel ay ka dusi karaan si ay uga baxsadaan xerada iyo dhimashada maalin walba sugaysa.<\/p>\n

kulan muddo qaatay oo ay idihii galeen kadib waxay go’aan ku gaareen inaan la qaadan karin talada Wanku soo jeediyey oo si kasta oo ay u baxsadaan uu kawaan-luhu soo qaban doono, Intaa kuma dhaafine Wankii ayey ku soo jeesteen oo dileen!<\/p>\n

Waxay aad ugu faraxsanaayen inay dileen Wankaas Argagixasada ah ee damcay inuu Suurad xumeeyo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya iyaga iyo kawaan-laha, Ninkii Kawaan-laha ahaa subixii ayuu arkay waxa xerada ka dhacay, aad ayuu ugu farxay tallaabada geesinimada leh ee ay iduhu qaadeen, wuxuu bilaabay inuu idaha aad u amaano, kadib ayuu yiri laga bilaabo saaka Neef idinka mid ah lagama yaabo inaan xoog uga bixiyo xerada, waxaan ogaaday inaan si xun idiinla dhaqmi jiray arinkaasina wuxuu hoos u dhigayaa sharaftiina iyo karaamadiina.<\/p>\n

Waxaad sameysaan subax kasta idinku iska soo saara midkii la qali lahaa aniguna bannaanka ayaan idinku sugayaa si tartiib ah ha u soo baxo hana is geeyo Meeshaan ku Gawrici lahaa isagoo raali ah, Sidaas ayuu ku socotay xiriirkii kawaan-laha iyo idihii xerada ugu xaraysnaa.<\/p>\n

Sheekadan waxay tusaale u tahay Dowladaha Muslimiinta ee ay reer galbeedku kala qoqobeen, oo ay maalin-ba mid weerarayan , iyagoo dowladihii kale ee muslimiinta ahaana ku fiirsanayaan iyagoo ku faraxsan Weliba qaar kamid ah ay ka qayb qaadanayaan duminta dal islaam ah iyo dilka dad walaalahood oo muslimiin ah.<\/p>\n

Qalinkii:<\/strong> Mustaf Cawil Xasan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 27 Jan 2020 – Waa xayn ido ah oo nin kawaanle ah meel ugu xaraysan, maalin ba mid ayuu soo qabtaa si uu u gawraco, Mid waliba wadnaha ayuu farta ku hayaa wuxuu ka fekerayaa in mar uun dhegta la soo qaban doono. Maalin ayuu Kawaanlihii soo galay xeradii ay iduhu ku jireen Wan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39881,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/b-207.jpg?fit=720%2C720&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-ane","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39880"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":39882,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39880\/revisions\/39882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39881"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}