Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":39770,"date":"2020-01-25T10:50:34","date_gmt":"2020-01-25T10:50:34","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=39770"},"modified":"2020-01-25T10:50:34","modified_gmt":"2020-01-25T10:50:34","slug":"ilhaan-cumar-oo-loo-babac-dhigi-layahay-ololaha-dib-loogu-dooranayo-oo-ay-bilowday-rajadeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/01\/25\/ilhaan-cumar-oo-loo-babac-dhigi-layahay-ololaha-dib-loogu-dooranayo-oo-ay-bilowday-rajadeeda\/","title":{"rendered":"Ilhaan Cumar oo loo babac dhigi la’yahay (Ololaha dib loogu dooranayo oo ay bilowday & rajadeeda?)"},"content":{"rendered":"

(Washington, DC) 25 Jan 2020<\/strong><\/span> – Xildhibaanadda Ilhaan Cumar oo sanad kahor dood badani ka dhalatay warar ay ka sheegtay Israel iyo Yuhuudda oo ay ku bartilmaameedsadeen kooxaha midigta iyo muxaafidka qaarkood, ayaa haatan doonaysa inay markale isu soo taagto xilka metelaadda gobolka Minnesota 2020.<\/p>\n

Cumar oo xalay Maraykanka kaga dhawaaqday inay xilkaasi markale u taagan tahay, ayaa la sheegay inaysan wax caqabad ah oo wayn oo ay xilkeeda ugu baqdo ka wajahaynin musharraxiinta ilaa haatan muujiyay inay la hardamayaan.<\/p>\n

Waxaa ololeheeda halku dheg u ah \u2014 \u201cDib ugu celiya Koongarayska!\u201d \u2014 oo laga soo dhambalay isla hadalkii Donald Trump ee ahaa \u201cSend her back to Somalia!\u201d, oo booskii Somalia lagu bedeley Koongarayska.<\/span><\/p>\n

Maadaama ay degmada ay ka taagan tahay ee ay sanad kahor ka heshay 78% 2018, Larry Jacobs oo Culuunta Siyaasadda ka dhiga Jaamacadda University of Minnesota ayaan wax fursad ah u haynin dadka la tartamaya.<\/p>\n

\u201cWaa mid ka mid ah degmooyinka ugu liberaalsan dalka Maraykanka, halka Ilhaan ay ka mid tahay dadka ugu liberaalsan Koongarayska oo dhan,\u201d ayuu yiri Jacobs.<\/p>\n

\u201cWay ku habboon tahay degmadan, xitaa haddii Dimoqraadiyiintu aanay guud ahaan la dhacsanayn mawaaqifteeda iyo qaabkeeda.\u201d ayuu daba dhigay.<\/p>\n

Ilhaan Cumar oo asal Soomaali ah noqotayna Muslimaddii ugu horreeysey ee gasha Koongarayska, ayaa cambaarayntii ugu ba’nayd kasbatay, kaddib markii ay ku dhiirratey inay xildhibaannada Koongaraysku u iibsan yihiin.<\/p>\n

Waxay markale bishii Maarso sheegtay in Yuhuudda Maraykanku ay kala dooran la’yihiin ciddii ay daacad u noqon lahaayeen Maraykanka iyo Israel.<\/p>\n

Ilhaan ayaa ka mid ah ilaa 4 gabdhood oo kasoo wada jeeda dadka laga tirada badan yahay oo wada liberaal ah, kuwaasoo lagu naanayso kooxda ama \u201cThe Squad\u201d \u2014 waxayna bartilmaameed idman u yihiin Trump oo marar badan yiri \u201cwaa in dib loogu celiyaa\u201d dalalkoodii, taasoo laftiisa aad loogu cambaareeyay.<\/p>\n

Ilhaan ayaa sanadkii tegey urursatay lacag ay ku tartamayso oo dhan $2.5 milyan oo doollar, iyadoo horay banki ugu haysatey $1.56 milyan oo doollar, taasoo ka dhigan in lacagta ay urursatay ay 3 jeer ka badan tahay celceliska loogu tala galay dadka u tartamaya Aqalka Wakiillada, sida ay sheegtay Center for Responsive Politics.<\/p>\n

\n

After climbing a great hill, one only finds that there are many more hills to climb. ~Nelson Mandela https:\/\/t.co\/UxA6e9oTfE<\/a><\/p>\n

\u2014 Ilhan Omar (@IlhanMN) January 8, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n