Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":39712,"date":"2020-01-24T10:39:55","date_gmt":"2020-01-24T10:39:55","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=39712"},"modified":"2020-01-24T10:40:49","modified_gmt":"2020-01-24T10:40:49","slug":"daawo-gaadiidka-ciidanka-maraykanka-oo-is-hor-taagaya-baabuur-dagaal-oo-uu-ruushku-leeyahay-maxaa-kaddib-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/01\/24\/daawo-gaadiidka-ciidanka-maraykanka-oo-is-hor-taagaya-baabuur-dagaal-oo-uu-ruushku-leeyahay-maxaa-kaddib-dhacay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Gaadiidka Ciidanka Maraykanka oo is hor taagaya baabuur dagaal oo uu Ruushku leeyahay!! (Maxaa kaddib dhacay?)"},"content":{"rendered":"

(Baqdaad) 24 Jan 2020<\/strong><\/span> – Kolonyo ku joogta gawaarida gaashaaman oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ee ku sugan waddanka Suuriya ayaa is hor taagay baabuur dagaal oo uu Ruushku leeyahay, sida lagu faafiyey RT.<\/p>\n

Gawaarida Ruushanka oo ahayd kolonyo doonaysey inay iskaga gudubto xadka Suuriya iyo Ciraaq ayaa waxaa isku hor gudbey gaari gaashaaman oo ay Maraykanku leeyihiin.<\/p>\n

Waxaa muuqaalka laga arkayaa Ciidamada Ruushka oo lagu khasbayo inay u weecdaan jidka wayn, welibana waxaa sii gelbiyey Ciidamada Maraykanka ee isbaarada u dhigtay, lama se oga waxay ku qanciyeen Ciidamada Ruushka.<\/p>\n

Dilkii Sulaymaani loogu gaystey gudaha Ciraaq ayaa muujinaya in aan Maraykanku markan tixgelinaynin madax banaanida gayi ee dalka Ciraaq.<\/p>\n

Qof ka aragti dhiibtey ayaa soo qoray: ”Maraykanku ma waxay moodayaan in ay Ciraaq tahay gobol ka mid ah Maraykanka.”<\/p>\n