Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":39358,"date":"2020-01-17T19:09:21","date_gmt":"2020-01-17T19:09:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=39358"},"modified":"2020-01-17T19:09:21","modified_gmt":"2020-01-17T19:09:21","slug":"giriigga-oo-turkiga-kula-xafiiltamaya-libya-ciidamo-uu-halkaa-u-dirayo-kulan-uu-la-yeeshay-jen-xaftar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/01\/17\/giriigga-oo-turkiga-kula-xafiiltamaya-libya-ciidamo-uu-halkaa-u-dirayo-kulan-uu-la-yeeshay-jen-xaftar\/","title":{"rendered":"Giriigga oo Turkiga kula xafiiltamaya Libya (Ciidamo uu halkaa u dirayo & kulan uu la yeeshay Jen. Xaftar)"},"content":{"rendered":"

(Athens) 17 Jan 2020<\/strong><\/span> – Maalmo yar uun kaddib markii uu Turkigu ku gooddiyey inuu \u201ccashar bari doono\u201d hoggaamiye kooxeedka Libya ee Jen. Khaliif Xaftar, dalka Giriigga \u2013 oo aysan Ankara is jeclayn \u2013 ayaa sheegay inuu \u201cxoogaa ciidamo ah,\u201d gayn karo dalkaasi si ay u \u201cindha indheeyaan xabbad joojinta iyo calooshood u shaqaystayaasha halkaa ka dirira.\u201d<\/p>\n

Nikos Dendias, Wasiir Dibadeedka Giriigga, oo wada hadal dheer la galay Jen. <\/em>Khaliifa Xaftar, oo booqasho gaaban ku tegey Athens kahor shirka nabadeed ee Libya ee Berlin lagu qabanayo ayaa arrintan ka dhawaajiyay.<\/p>\n

\n

Diblomaasi sare ayaa Xaftar u sheegay in ay Giriiggu halkaa u diri karaan ciidamo \u201ceega xabbad joojinta u dhaxaysa\u201c<\/em> Ciidamada LNA ee Xaftar iyo kuwa Dowladda la aqoonsan yahay ee Tripoli fadhida ee GNA.<\/p>\n

Ankara ayaa horraanba ciidamo u dirtay dalkaasi, si ay u taageeraan dowladda caalamku taageersan yahay ee GNA, iyadoo uu MW Recep Tayyip Erdogan wacad ku maray inuu \u201ccashar bari doono dowlad diidka<\/em>\u201d<\/em> Xaftar, haddii aanu joojinin weerarka uu ku yahay Dowladda Libya.<\/p>\n

Dalal badan oo Carab iyo reer Galbeedba leh ayaase Ankara ku colaadinaya arrintan, iyadoo tillaabada Turkiga u arka mid isballaarin ah.<\/p>\n

Turkiga ayaa sanado badan soo gumaysanayey dalka Giriigga, iyadoo ay cuqdad badani dhex taallo labada dal.<\/p>\n

\n

\u03a5\u03c0\u03bf\u03b4\u03ad\u03c7\u03b8\u03b7\u03ba\u03b1 \u03c0\u03c1\u03b9\u03bd \u03bb\u03af\u03b3\u03bf \u03c3\u03c4\u03b7\u03bd \u0391\u03b8\u03ae\u03bd\u03b1 \u03c4\u03bf\u03bd \u03b5\u03c0\u03b9\u03ba\u03b5\u03c6\u03b1\u03bb\u03ae\u03c2 \u03c4\u03bf\u03c5 \u039b\u03b9\u03b2\u03c5\u03ba\u03bf\u03cd \u0395\u03b8\u03bd\u03b9\u03ba\u03bf\u03cd \u03a3\u03c4\u03c1\u03b1\u03c4\u03bf\u03cd (LNA), \u03a3\u03c4\u03c1\u03b1\u03c4\u03ac\u03c1\u03c7\u03b7 Khalifa Haftar. pic.twitter.com\/nm6ZguPATy<\/a><\/p>\n

\u2014 Nikos Dendias (@NikosDendias) January 16, 2020<\/a><\/p><\/blockquote>\n