Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":38825,"date":"2020-01-06T11:14:11","date_gmt":"2020-01-06T11:14:11","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=38825"},"modified":"2020-01-06T11:14:11","modified_gmt":"2020-01-06T11:14:11","slug":"waa-kuu-kaligaa-saaxiibbada-maraykanka-oo-muujiyay-inaysan-u-diyaar-ahayn-dagaal-lagu-qaado-dalka-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/01\/06\/waa-kuu-kaligaa-saaxiibbada-maraykanka-oo-muujiyay-inaysan-u-diyaar-ahayn-dagaal-lagu-qaado-dalka-iiraan\/","title":{"rendered":"”Waa kuu kaligaa!!” – Saaxiibbada Maraykanka oo muujiyay inaysan u diyaar ahayn dagaal lagu qaado dalka Iiraan"},"content":{"rendered":"

(London) 06 Jan 2020<\/strong><\/span> – Saaxiibada dhow ee Maraykanka ayaa u muuqda kuwo aan dan iyo xaajo ka lahayn inay mar dambe ku lug yeeshaan dagaallada aan dhamaadka lahayn ee uu Maraykanku ka oogo Bariga Dhexe, sida midka ka dhalan kara go’aanka uu Donald Trump ku fasaxay khaarajinta Sarreeye Guud Qassem Soleimani<\/a> fiidkii Khamiistii.<\/p>\n

Dalalka jawaabaha hore ka bixiyey mowqifkooda waxaa ka mid ah Boqortooyada United Kingdom<\/a>, oo taariikhiyan saaxiib dhow la ah Maraykanka.<\/p>\n

Wasiir Dibadeedka, Dominic Raab, ayaa war uu Jimcihiiba soo saaray ku yiri “wax dan ihi nooguma jiraan dagaalkan”isagoo dhinacyada ugu baaqay inay is xakameeyaan.<\/p>\n

Xitaa ninka uu Raab xilka ka dhaxlay ee Jeremy Hunt, ayaa BBC<\/a> u sheegay in Trump uu faraha la galay “ciyaar digaag halis ah” oo uu la dheelayo Iiraan.<\/p>\n

Tom Tugendhat, oo ay Raab ka wada tirsan yihiin Xisbiga Muxaafidka ah ee Conservative Party ahna Guddoomiyaha Guddiga Xiriirka Caalamiga ah ee Baarlamanka, ayaa BBC<\/a> u sheegay in “ay Maraykanka isbahaysi ula noqdeen inay ka yaabiyaan cadowgooda, balse aysan ahayn inay iyagu iska yaabiyaan.”<\/p>\n

Wasiirka Yurub ugu qaybsan Faransiiska, Am\u00e9lie de Montchalin, ayaa u sheegtay idaacad Faransiis ah in tillaabada uu Maraykanku kaligii qaaday ay tahay mid khatar ah oo ay horay uga cabsanaysey, sida ay Montchalin u sheegtay RTL, oo ay soo xigatey Reuters<\/a>.<\/p>\n

“Tillaabada Maraykanka waxaa sababay dhowr daandaansi ciidan oo ay Iiraan ka mas’uul tahay,” ayay tiri, Ulrike Demmer, oo Jimcihii u hadashay Dowladda Jarmalka, sida ay qortay Reuters<\/a>. Balse waxay qirtay in khatar la wajahayo.<\/p>\n

Marka ay timaaddo dalalka ologga taariikhiga ah la ah Maraykanka, kaliya dalka Israel, oo la rumaysan yahay inuu muddo cayrsanayey weerar lagu qaado Iiraan, sida Ciraaq iyo Suuriya oo uu laftooda kasoo shaqeeyay in la weeraro, ayaa si cad u taageeray tillaabada Maraykanka.<\/p>\n

War uu Jimcigii soo saaray<\/a>, RW Benjamin Netanyahu ayaa ku sheegay in “sida ay Israel xaq ugu leedahay inay is difaacdo uu Maraykankuna xaq ugu leeyahay.”<\/p>\n

Waxa Isku Duwey:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(London) 06 Jan 2020 – Saaxiibada dhow ee Maraykanka ayaa u muuqda kuwo aan dan iyo xaajo ka lahayn inay mar dambe ku lug yeeshaan dagaallada aan dhamaadka lahayn ee uu Maraykanku ka oogo Bariga Dhexe, sida midka ka dhalan kara go’aanka uu Donald Trump ku fasaxay khaarajinta Sarreeye Guud Qassem Soleimani fiidkii Khamiistii. Dalalka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38826,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/b-45.jpg?fit=1000%2C500&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-a6d","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38825"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38827,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38825\/revisions\/38827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}