Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":38774,"date":"2020-01-05T09:58:53","date_gmt":"2020-01-05T09:58:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=38774"},"modified":"2020-01-05T09:58:53","modified_gmt":"2020-01-05T09:58:53","slug":"intee-leeg-tahay-cududda-ciidan-ee-dalka-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2020\/01\/05\/intee-leeg-tahay-cududda-ciidan-ee-dalka-iiraan\/","title":{"rendered":"Intee le’eg tahay cududda ciidan ee dalka Iiraan?"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 05 Jan 2020<\/strong> <\/span>– Dowladda Iran ayaa wacad ku martay inay aargoosan doonto ka dib dilkii abaanduulihii ugu awoodda badnaa militariga dalkaasi oo khamiistii ay Mareykanka duqeyn ku dileen.<\/p>\n \u201c\u2018aargoosi xanuun badan uu sugayo dambiileyaasha\u201d ka dambeeyay weerarka,waxaa sidaasi sheegay Qasem Soleimani.<\/p>\n Hadaba Maxaan kala soconaa awoodda militari ee Iran?<\/p>\n Tirada militariga Iran ayaa lagu qiyaasaa 523,000 oo leh cutubyo kala duwan, sida uu sheegay machadka barashada istaraatijiyada ee fadhigiisu yahay UK.<\/p>\n Waxaa tiradani ka mid ah 350,000 oo ah ciidamada rigliga ah, iyo ugu yaraan 150,000 oo ah ciidamada ilaalada kacaanka ee loo soo gaabiyo (IRGC).<\/p>\n Waxaa sidoo kale jira 20,000 oo kale oo ah ciidamada badda islamarkana qeyb ka ah kuwa ilaalada kacaanka Islaamiga ee Iiraan.<\/p>\n Waxay ciidamadan ku howlgalaan tiro ah doomaha ilaalada xeebaha iyaga oo si gaar ah uga howlgala marin biyoodka Hormuz, oo horey dhowr iska hor imaad oo lagu afduubtay Maraakiib uu uga dhacay 2019.<\/p>\n Ciidamada ilaalada kacaanka Iran waxay sidoo kale maamulaan guutada lagu magacaabo Basij, oo ah xoogag si tabarucaad ah u howlagala islamarkana gacan ka geysta cadaadiska lagu sameeyo dadka dowladda ka soo horjeeda ee gudaha Iran.<\/p>\n Ciidamada ilaalada kacaanka Iran ee IRGC ayaa waxaa la asaasay 40 sano ka hor si ay u difaacaan nidaamka islaamiga ah ee Iran.<\/p>\n Cutubka lagu magacaabo Xoogaga Quds, ee uu hogaamin jiray Janaraal Soleimani, ayaa waxay goobaha ka baxsan Iran ka fuliyeen howlgalo, iyaga oo wakiil ka ah ilaalada kacaanka islamarkana waxay si toos ah u hoos tagaan hogaamiyaha ruuxiga, Ayatollah Cali Khamenei.<\/p>\n Waxaa la rumaysan yahay in xoogagga lagu magacaabo Qudus ay tiradooda dhan tahay qiyaastii 5,000.<\/p>\n Cutubkan ayaa waxaa loo daagureeyay Suuriya waxaana qeyb ka ah la taliyayaal militari oo daacad u ah madaxwaynaha Suuriya Bashar al-Assad.<\/p>\n Dalka Ciraaq, waxa ay taageereen maleeshiyaadka Shiicada oo iyagu ka adkaaday kooxdii la baxday dowladda Islaamka.<\/p>\n Balse, Mareykanka ayaa sheegay in xoogaggan Qudus ay door ballaaran ciyaaraan iyaga oo taageero dhaqaale, mid tababar iyo qalab siiya ururo ay Washington u aqoonsan tahay argagixiso kuwaasi oo ka howlgala bariga dhexe.<\/p>\n Waxaa ururadan ka mid ah ururka Shiicada ee Xisbullah iyo kooxda Falastiiniyiinta ee Islamic Jihad.<\/p>\n Dhibaato dhaqaale iyo cunaqabateyno ayaa curyaamiyay hubka ay Iran dibadda ka soo dhoofsan jirtay, hubkaasi oo ah mid si aad ah u yar marka loo barbar dhigo dalalka kale ee gobolka.<\/p>\n Qiimaha qalabka difaaca ee Iran ay dibadda ka keensatay intii u dhaxeysay 2009 ilaa 2018-kii ayaa ah mid u dhiganta 3.5% marka loo barbar dhigo Sacuudiga isla sanadahaasi intii ay soo iibsadeen , sida uu sheegay machadka caalamiga ah ee cilmi-baarida nabadda ee fadhigiisu yahay Stockholm.<\/p>\n Inta badan waxay qalabka gaashaandhiga ay Iran ka soo iibsatay Ruushka iyo Shiinaha.<\/p>\nIntee ayay dhan tahay cududda ciidamada Iran?<\/h2>\n
Waa sidee howlgaladooda dibadda?<\/h2>\n