Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":38275,"date":"2019-12-24T18:09:37","date_gmt":"2019-12-24T18:09:37","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=38275"},"modified":"2019-12-24T18:09:37","modified_gmt":"2019-12-24T18:09:37","slug":"ilhaan-cumar-oo-maalin-qura-qaadday-laba-tillaabo-oo-ay-soomaalidu-la-yaabban-tahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/12\/24\/ilhaan-cumar-oo-maalin-qura-qaadday-laba-tillaabo-oo-ay-soomaalidu-la-yaabban-tahay\/","title":{"rendered":"Ilhaan Cumar oo maalin qura qaadday laba tillaabo oo ay Soomaalidu la yaabban tahay!"},"content":{"rendered":"

(Washington, DC) 24 Dis 2019<\/strong><\/span> – Xildhibaanadda Aqalka Wakiillada Maraykanka ee Ilhan Omar (D., Minn.) ayaa Talaadadii dadka Soomaaliyeed isugu muujisay sidii inay gacan ka gaysatey u codaynta qaraar uu meel mariyay Aqalka Wakiillada oo ku saabsan in Somalia laga dhaafo qaamaha uu ku leeyahay Maraykanku, kaasoo ay ka codaysay.<\/p>\n

“Waxaan aad ugu faraxsan ahay inaan maanta xaqiijiney qaan cafinta Somalia,” ayay Omar ku sheegtay war ay saxaafadda ugu tala gashay. “Qaan cafintani waa guul wayn oo xaqiijinaysa horumarka ay Somalia samaysay sanadihii dambe.” ayay daba dhigtay.<\/p>\n

Omar ayaa sidoo kale u muuqatey mid u dabaal degeysa meel marinta sharcigan iyadoo Twitter, oo ay ku leedahay 1.7 milyan oo raace kusoo qortay:<\/span><\/p>\n

“Kan maanta waa socodsiinney! Inshallah Somalia haatan waxay u diyaarsan tahay qaadistii jidkii barwaaqada iyo baraaraha.” <\/span><\/p>\n

Ilhan ayaan marna sheegin una muuqanin inay heshiiskan ka codaysay, iyadoo weliba isu sawirtay sidii qof u ololeeyay taasoo keentay inay dad badani ku amaanaan baraha bulshada, waloow aysan sidaa uga daadegin dadka xog ogaalka ah ee la socdey in uu heshiiskani ahaa mid ay qaab siyaasadeed isula garteen Maraykanka iyo DF Somalia.<\/span><\/p>\n

Si kastaba, Ilhaan ayaa ka mid ahayd 75 xildhibaan oo ka tirsan Dimoqraadiga oo heshiiskan MAYA uga codeeyay, sida ku cad bogga Koongarayska, waloow ay jirto in guud ahaan uu heshiisku aqlabiyad ku meel maray 280 ilaa 138 oo diidey, marka la isku daro labada xisbi.<\/p>\n

Ilhaan Cumar oo badanaa ku lug darsata siyaasadaha gudaha Somalia, isla markaana waagii Xasan Sheekh la arki jirey iyadoo ka mid ah dibed baxyo lagu diidanaa, ayaan ilaa iminka si waafi ah dadka ugu sharrixin waxa ay u cuskatay ka codaynta heshiiska iyo xitaa haddii ay ka codaysay sababta ay dadka ugu muujisay sidii inay u dabaal degeyso meel maristiisa.<\/span><\/p>\n

Ilhaan ayaa tan iyo markii ay xildhibaanadda noqotay qaadday dhowr tillaabo oo aysan jeclaysanin Soomaalida, oo aysan hadda sidii hore ugu dhex lahayn shacbiyad la mid ah tii markii ay soo baxaysey.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Washington, DC) 24 Dis 2019 – Xildhibaanadda Aqalka Wakiillada Maraykanka ee Ilhan Omar (D., Minn.) ayaa Talaadadii dadka Soomaaliyeed isugu muujisay sidii inay gacan ka gaysatey u codaynta qaraar uu meel mariyay Aqalka Wakiillada oo ku saabsan in Somalia laga dhaafo qaamaha uu ku leeyahay Maraykanku, kaasoo ay ka codaysay. “Waxaan aad ugu faraxsan ahay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":38276,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/b-126.jpg?fit=660%2C440&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-9Xl","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38275"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=38275"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":38277,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/38275\/revisions\/38277"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/38276"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=38275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=38275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=38275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}