Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":37503,"date":"2019-12-01T09:20:45","date_gmt":"2019-12-01T09:20:45","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=37503"},"modified":"2019-12-01T09:21:09","modified_gmt":"2019-12-01T09:21:09","slug":"sirga-guushu-waa-qofkii-aad-guursato-daraasad-ay-soo-saareen-culimada-cilmu-nafsiga-3-qodob-oo-muhim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/12\/01\/sirga-guushu-waa-qofkii-aad-guursato-daraasad-ay-soo-saareen-culimada-cilmu-nafsiga-3-qodob-oo-muhim-ah\/","title":{"rendered":"SIRTA GUUSHU waa qofkii aad guursato (Daraasad ay soo saareen culimada Cilmu-nafsiga & 3 qodob oo muhim ah)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 01 Dis 2019<\/strong><\/span> – Sida ku xusan daraasad cusub oo ay sameeyeen cilmi baarayaal ka tirsan jaamacadda Carnegie Mellon University,<\/a> lamaanayaasha is taageera ayay \u201caad ugu badan tahay inay qaadaan tillaabooyin ay ku guulaystaan.\u201d<\/p>\n

Kaddib markii ay u kuur galeen 163 lamaane oo is aba, waxay cilmi baarayaasha oo yaqaanna Cilmu-nafsigu soo heleen in gaar ahaan ragga qaba xaasas howlohooda ku taageera ay la kulmaan koritaan shakhsi ah, farxad iyo faya qab niyadeed, sida uu sheegay Brooke Feeney<\/a>, oo wax ka hoggaaminayay daraasadda oo ay fulisey kulliyadda Dietrich College of Humanities and Social Sciences ee isla jaamacadda.<\/p>\n

Dad badan ayaa hela qof garab taagan markasta oo uu tillaabo qaado, halka lamaanayaasha qaarkood ay wax kasta ku doodaan ama isku khilaafaan.<\/p>\n

Tusaale ahaan, MW hore ee Barack Obama ayaa guulaha uu gaarey wuxuu in badan u aaneeyaa taageerada uu ka helo xaaskiisa Michelle.<\/p>\n

\u201cSida cad, ma samayn kareen wax kasta oo aan sameeyay Michelle la’aanteed,\u201d ayuu Obama u sheegay Oprah Winfrey<\/a> sanaddii 2011.<\/p>\n

\u201cWaxaad i waydiisey hadaatey waxa iigu wacan caafimaadka niyadeed, waxa miisaanka ii sameeya, waxa igu caawiya inaan cadaadiska u gigsad. Waa haweenaydan da’da yar ee halkan fadhida… Waxaa dhagaxa aan ku tiirsado oo aan maalin walba ku tashado.\u201d ayuu yiri Obama.<\/p>\n

Maareeyaha Guud iyo Milkiilaha Facebook ee Mark Zuckerberg ayaa isna sheega in Priscilla Chan ay tahay qofka ka caawisay guulaha nolosha mar uu ka hadlaya Jaamacadda Harvard 2017-kii<\/a>. Waxaa sidoo kale la xusay fanaanadda Beyonce iyo duqeeda Jay Z.<\/p>\n

Daraasaddu waxay sheegtay inay jiraan 3 waxyaabood oo muhim u ah guulahan sida; in xiise loo muujiyo fursaddii soo baxda, jaalkaaga lagu cadaadiyo inuu qaato iyo in laga sheekaysto faa’iidada ku jirta.<\/p>\n