Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":37288,"date":"2019-11-25T11:36:43","date_gmt":"2019-11-25T11:36:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=37288"},"modified":"2019-11-25T12:09:50","modified_gmt":"2019-11-25T12:09:50","slug":"sucuudiga-imaaraadka-oo-iskood-u-burriyey-godoomintii-qadar-dayuurado-ay-halkaa-ku-tageen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/11\/25\/sucuudiga-imaaraadka-oo-iskood-u-burriyey-godoomintii-qadar-dayuurado-ay-halkaa-ku-tageen\/","title":{"rendered":"Sucuudiga & Imaaraadka oo iskood u burriyey go’doomintii Qadar (Dayuurado ay halkaa ku tageen)"},"content":{"rendered":"

(Dooxa) 25 Nof 2019<\/strong><\/span> – Xulalka Sucuudiga iyo Imaaraadka<\/a> ayaa ka degey magaalada Dooxa ee caasimadda Qadar, maalin uun kahor bilowga dufcadda 24-aad ee Koobka Khaliijka Carabta oo lagu qabanayo dalka Qadar.<\/p>\n

Xulka Qaranka Sucuudiga ayaa soo raacay dayuuradda dalkiisa ee Saudia Arabian Airlines iyagoo toos uga soo duulay dalka Sucuudiga, taasoo ka dhigan inuu iskii u burriyay go’doomintii uu kusoo rogey Qadar ee dhul, cir iyo badba ahayd.<\/a><\/p>\n

Imaaraadka ayaa iyagu soo maray jidka Kuwayt, kaasoo ay sidoo kale marayeen dadka reer Qadar iyo kuwa halkaa deggan tan iyo Juun 2017-kii, maadaama aan dayuuradaha Qadar loo ogolayn hawada Sucuudiga iyo Imaaraadka.<\/p>\n

Muuqaal lagu faafiyay warqaadka Peninsula Qatar<\/em> ayaa muujinaya 23-ka laacib ee Sucuudiga oo si rasmi ah loogu soo dhowaynayo Gegada Hamad International Airport kahor intaan degaankoodu loogu gelbin bas wayn oo cagaar calankooda loo ekeaysiiyay lagu maluuqay.<\/p>\n

Imaaraadka oo saacado yar ka lug dambeeyay Sucuudiga oo habeenkii Axadda isagu halkaa tegey goor dhowna ka degey madaarka Dooxa ayaa isna sidoo kale loosoo dhowee yay.<\/p>\n

Xulka Qadar ee sanadkan hantay Koobka Aasiya ayaa markii ay Imaaraadka u dhoofayeen waxay mareen dalka Cumaan iyagoo deeto bas u raacay Imaaraadka.<\/p>\n

\n

Latest: For the first time in over two years \u2014 earlier this morning, Saudi Arabia\u2019s national football team flew on a direct flight from Riyadh to Doha (despite Saudi\u2019s ongoing 2+ year air blockade preventing direct flights) where they\u2019ll participate in Gulf Cup \u2708\ufe0f #\u062e\u0644\u064a\u062c\u064a24<\/a> pic.twitter.com\/gZWuvsFsR2<\/a><\/p>\n

\u2014 Alex Macheras (@AlexInAir) 25 november 2019<\/a><\/p><\/blockquote>\n