Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":37111,"date":"2019-11-21T09:55:03","date_gmt":"2019-11-21T09:55:03","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=37111"},"modified":"2019-11-21T09:55:35","modified_gmt":"2019-11-21T09:55:35","slug":"kashifaad-midowga-yurub-oo-afka-ka-sheega-gargaar-ay-siiyaan-dalal-ay-somalia-ku-jirto-balse-ay-iyagu-dib-u-isticmaalaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/11\/21\/kashifaad-midowga-yurub-oo-afka-ka-sheega-gargaar-ay-siiyaan-dalal-ay-somalia-ku-jirto-balse-ay-iyagu-dib-u-isticmaalaan\/","title":{"rendered":"KASHIFAAD: Midowga Yurub oo afka ka sheega ”GARGAAR” ay siiyaan dalal ay Somalia ku jirto balse ay iyagu dib u isticmaalaan!!"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n

(Brussels) 21 Nof 2019<\/strong><\/span> – Warbixin sanadle ah uu soo saaray urur la yiraahdo Aidwatch ayaa lagu sheegay in kaalmooyinka dhaqaale ee midowga Yurub (EU) bixiyo in aan la gaarsiin dalalka saboolka ah ee taasi bedelkeeda loo adeegsado danaha isla dalalka midowga Yurub.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n

\n
\n
\n
\n

Idaacadda Ekot ayaa heshay qeyb ka mid baaritaanka oo ku saabsan dhammaan dalalka midowga Yurub. Erik Lys\u00e9n oo ah madaxa kaalmooyinka ee kaniisada Sweden, ayaa sheegay in midowga Yurub uu u adeegsado kaalmooyinka tallaabooyin looga hortegayo soo gaalotiga\u00a0qaaradda ku soo wajahan.<\/p>\n

”Qeyb yar oo ah kaalmooyinka lacageed oo ey bixiyaan dalalka xubnaha ka ah midowga Yurub ayaa gaarta dalalka ugu saboolsan. Dooda siyaasadeed ee maanta ka jirta midowga Yurub ayaa ah in kaalmada loo adeegsado in lagu maareeyo tahriibka oo la mid ah in diiradda la saaro sidii looga horatgi lahaa tahriibayaal soo gala qaaradda, ayuu yiri Erik Lys\u00e9n.<\/p>\n

Sida lagu sheegay warbixinta, dalalka midowga Yurub ayaan gaarin hadafka la hiigsanayay ee ah in gargaarku uu gaaro dalalka ugu saboolsan ee u baahan inkastoo dalalka Yurub saxiixeen in hadakan oo qeyb ka ah ajendaha 2030.<\/p>\n

Kaalmada la uruuriyo ayaa sannadkii saddexaad hoos u dhacday 2018 iyada oo iminka isku cel celis tahay in ka badan 0,4 boqolkiiba ee dakhilga dhaqaale qaran ee dalalka.<\/p>\n

”Howsha waxay u socotaa jiho qaldan haddii aan eegno natiijooyinka la soo uruuriyay. Waa aragti gaaban in la dhimo kaalmo sida mida ay bixiso Sweden oo kale oo muhiim ah la dagaalanka faqriga iyo in ay xoojiso xaquuqda bina aadamka. Sidoo kale waa dhabaha ugu wanaagsan ee ee lagu maareen karo loolanada caalamiga ee jira, ayuu yiri Erik Lysen.<\/p>\n

Dalal aad u tiro yar ayaa gaaray hadafka loo soo jeediyay ee 0,7 boqolkiiba gargaar la bixiyo ee laga soo jaro dakhliga dhaqaale qaran ee dalalka Yurub. Waana dalalka Danmark iyo Ingiriiska , halka kaalinta sarana ku jiraan dalalka Luxemburg iyo Sweden oo bixiya in ka badan 0,7 boqolkiiba.<\/p>\n

Waxaa imminka socda dood ah in la qaabeeyo kaalmada yurub bixiso toddobada sano ee soo socda taasi oo ah in sharuud looga dhigo dalalka helaya kaalmada in ay joojiyaan qaxootiga dalalkooda ee soo aadaya qaaradda Yurub, ayuu sheegay Erik Lys\u00e9n.<\/p>\n

”Waa dhibaato wakhtiga oo dunida ka jiraan dhibaatooyin waaweyn sida isbedelka cimilada ee sii kordheysa taasi oo sababeysa in ay kordhaan dadka qaxootiga ah. Waxaa kale oo jira dhibaatooyinka faqriga iyo gaajada oo dunida ku sii kordhaya iyo dhibaatooyin kale, in la yiraahdo waa la yareenaa kaalmada midowga yurub, taasi jawaab sax ah uma ahan dhibaatooyinka jira, ayuu yiri Erik Lysen.<\/p>\n

Xigasho: Radio Sweden<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Brussels) 21 Nof 2019 – Warbixin sanadle ah uu soo saaray urur la yiraahdo Aidwatch ayaa lagu sheegay in kaalmooyinka dhaqaale ee midowga Yurub (EU) bixiyo in aan la gaarsiin dalalka saboolka ah ee taasi bedelkeeda loo adeegsado danaha isla dalalka midowga Yurub. Idaacadda Ekot ayaa heshay qeyb ka mid baaritaanka oo ku saabsan dhammaan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":37112,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/Namnl\u00f6s-20.png?fit=709%2C500&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-9Ez","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37111"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=37111"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37111\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":37114,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/37111\/revisions\/37114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/37112"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=37111"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=37111"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=37111"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}