Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":37011,"date":"2019-11-19T08:55:32","date_gmt":"2019-11-19T08:55:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=37011"},"modified":"2019-11-19T08:55:32","modified_gmt":"2019-11-19T08:55:32","slug":"halkee-dhaqaaluhu-kasoo-galaa-kooxaha-al-shabaab-daacish-warbixin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/11\/19\/halkee-dhaqaaluhu-kasoo-galaa-kooxaha-al-shabaab-daacish-warbixin\/","title":{"rendered":"Halkee dhaqaaluhu kasoo galaa kooxaha Al Shabaab & Daacish?! (Warbixin)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 19 Nof 2019<\/strong><\/span> – Warbixinta Khubarada Qaramada Midoobeey ee qaabilsan cunnna qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo Eritrea waxaa lagu sheegay in deegaannada Al-Shabaab \u201cmamulaan ay u qeybsan yihiin seddax dhinac\u201d sidoo kalena in \u201csi handadaad ah ay canshuuro uga qaadaan ganacsatada\u201d.<\/p>\n <\/p>\n Dowladda Federaalka ee Soomaaliya weli kama aysan hadlin warbixintan ay diyaariyeen Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobeey.<\/p>\n Qaar ka mid ah qodobbada lagu xusay waxaa ka mid ah:<\/i><\/p>\n \u201cIs ballaarinta\u201d Al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya<\/strong><\/p>\n Warbixinta ay soo saareen gudiga Khubarada ee Qaramada Midoobeey u xilsaaran cunna qabateynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, waxaa looga hadlay maamulka Al-Shabaab iyo sida uu ugu baahsan yahay dalka iyo canshuuraha ay qaadaan.<\/p>\n Warbixinta oo ka kooban in ka badan 160 bog, waxay ka hadashay arrimo kala duwan oo u badan hubka, dhaqaalaha iyo talooyiin la xiriira.<\/p>\n Warbixinta waxaa lagu yiri: \u201cTan iyo markii uu istaagay howlgalkii ballaarnaa ee AMISOM, sannadkii 2015-kii, dhulka ay maamulaan ee Soomaaliya weli isma badalin.\u201d<\/p>\n \u201cAMISOM iyo ciidamada xoogga dalka waxay maamulaan magaalooyiinka waaweyn; Al-Shabaab waxay toos u maamushaa ama u soo gaari kartaa dhul ballaaran oo miyi ah, waxayna awoodaa in ay jarto jidadka ay soo maraan adeegyada iyagoo go\u2019doomin kara ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda\u201d, ayaa lagu yiri warbixinta.<\/p>\n Sida khubarada Qaramada Midoobeey ay xuseen; \u201cDeegaannada Al-Shabaab ay maamulaan waxay u qeyb san yihiin illaa seddax\u201d.<\/p>\n \u201cDhul ay si toos ah u maamulaan ururka, halkaas oo Al-Shabaab ay ka sameysteen maamul u gaar h; iyo dhul ay ciidamo xoog leh ku haysato; iyo deegaanno aysan ururka maamulin balse ay awood u leeyihiin in ay \u201ccanshuur\u201d ka qaatan\u201d.<\/p>\n Warbixinta waxay xustay in Al-Shabaab ay maamul xoog leh ku leeyihiin deegaanno ka tirsan Jubbada Dhexe, Shabeellaha Hoose iyo Baay. Sidoo kale, meelaha ay ciidamada xoogga leh ku joogaan waxaa lagu sheegay \u201cXarardheere, Aadan Yabaal iyo buuraha Galgala iyo sidoo kale deegaanka Ceel-Cade\u201d.<\/p>\n \u201cAl-Shabaab waxay canshuuraan ganacsiga, xoolaha iyo beeraha, oo baro koontorool oo yaalla Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya ay kaga qaadaan iyagoo hanjabaad adeegsada\u201d, ayey yirahdeen khubarada diyaariyay warbixintan Qaramada midoobey loo gudbiyay.<\/p>\n \u201cDhaqaalaha Al-Shabaab\u201d<\/strong><\/p>\n Warbixintii guddiga kor-joogtada ee 2018-kii waxaa lagu ogaaday in Al-Shabaab ay dhaqaalaha ka hesho canshuuro gudaha ay ka uruuriso sida \u201cgawaarida gudaha isaga kala gudba, alaabta ganacsiga, beeraha, dukaamada, iyo uruurinta sakada\u201d.<\/p>\n \u201cMuddadaas laga soo warramay, khubarada waxay ogaadeen in Al-Shabaab ay sii waday hannaanka ay ku baadeyso dadka ee koonfurt iyo Bartamaha Soomaliya ay ka sameyso, in kastoo ciidamo caalami ah ay bartilmaameedsadeen goobo gaar ah oo baro-koontorool u ahaa Al-Shabaab\u201d, ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n