Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":36635,"date":"2019-11-09T07:09:32","date_gmt":"2019-11-09T07:09:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=36635"},"modified":"2019-11-09T07:19:56","modified_gmt":"2019-11-09T07:19:56","slug":"hannaanka-lacag-mobaylka-la-iskugu-diro-ee-swish-oo-lagu-dheggan-yahay-somalia-maxay-ka-baran-kartaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/11\/09\/hannaanka-lacag-mobaylka-la-iskugu-diro-ee-swish-oo-lagu-dheggan-yahay-somalia-maxay-ka-baran-kartaa\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Hannaanka lacag mobaylka la iskugu diro ee Swish oo lagu dheggan yahay (Somalia maxay ka baran kartaa?)"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n

(Stockholm) 09 Nof 2019<\/strong><\/span> – Dalab kaga yimid ciidanka ammaanka dartii waxay dawladdu baaris u saartaysa sidii loo dardar gelin lahaa howlaha ka hor tagga dhaqista lacagaha suuqa madow iyo maal gelinta argagixisada.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n

\n
\n
\n
\n

Ciidanka ammaanka ayaa xilligii guga ee ina dhaafay ka dalbaday in dawladdu nidaamka Swish-ka lagu daro inuu qayb ka noqdo xeerka la dagaalanka dhaqista lacagta suuqa madow \u2013 penningtv\u00e4ttslagen.<\/p>\n

Swish ayaa ah adeeg mobaaylka lagu\u00a0isticmaalo oo si dhakhsiyo ah lacago la isugu dhaafin karo koontooyin lagu leeyahey bankiyo kala duwan.<\/p>\n

Ciidanka ammaanka ayaa ula jeeda inay adag tahay sidii lagula socon lahaa halka ay ku dambeeysay, lacag si dhakhsiya ah isaga goosheeysa bangiyo kala duwan.<\/p>\n

-Tusaale ahaan ka soo qaad in aan lacag ka dhacay dad waayeel oo masaakiin ah. Si haddaba aannu ciidanka ammaanku lacagtii iigu soo gaarin oo aanu iiga qaadin, waxaan lacagtii Swish ugu direyaa shan ruux oo kala duwan. Shantii ruux waxey u kala iswish-eyaan shan kale, shantiina shan kale oo markaa dabadeed lacagtii matalan waxaa lagu shubey bangi ku yaala dalka Ruumeeniya.<\/p>\n

-Middaasina waxay adkeenaysaa inuu ciidanka ammaanku gacanta ku dhigo lacagtaa.<\/p>\n

Shirkadda Swish ayey wadaagaan lix banki oo ku midoobey shirkad lagu magacaabo Getswish, bangiyadaasina oo mid waliba uu arko oo keliya lacagta Swish-ka ee\u00a0koontadiisa un lagu xawilo, hase yeeshee aanu wax ka sii ogaan karin bangiyada kale, sida uu sheegay\u00a0Martin Nordh, ahna agaasimaha Acuminor, sharci yaqaan horey uga soo shaqeeyay ciidanka ammaanka, isla markaana ku takhasusay dembiyada dhaqaale, mar uu la hadlay laanta wararka Ekot.<\/p>\n

\u2013 Cidda keliya ee dusha kala socon karta dhammaan xawilaadaha Swish-ka ayaa ah shirkadda Getswish, middaasina oo ah saldhigga xawilaad waliba marto. Waxaana u maleeyn inay tahay sababta laanta kormeerka lacagta ee ciidanka ammaanku u dooneyaan in shirkadda Getswish la saaro masuuliyadda sida bangiyada iney soo war geliyaan ciddii laga shakiyo.<\/p>\n

In ka badan toddoba malyan oo iswiidhish ah ayaa macaamiil ka ahaa shirkadda Swish bishii ina dhaaftay, halkaasina la isku weeydaarsaday lacag gaarsiisan 17,5 malyan oo koronka iswiidhishka.<\/p>\n

Dawladda ayaa shalay ku dhawaaqday inay baaris u saareeyso howlaha la xiriira ka hor tagga dhaqista lacagaha suuqa madow iyo taageerada argagixisada.<\/p>\n

Qoraal saxaafadeed ay shirkadda Getswish u soo gudbisay laanta wararka Ekot ayay ku sheegtay: “Waa mid dhammaan laga siman yahay sidii looga wada shaqeeyn lahaa ka hor tagga dembiyada dhaqaalaha, isla markaana loo heli lahaa hab ama nidaam lagu gaari karo. Waxa keliya ee hor istaagan iminka ayaa ah habka ey xeerarku u qoran yihiin sidii ey war bixinnada isku dhaafsan lahaayeen ciidanka ammaanka, ciidanka nabad sugidda iyo bangiyadu iyo sidoo kale bangiyada dhexdooda.”<\/p>\n