Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":36510,"date":"2019-11-06T18:30:43","date_gmt":"2019-11-06T18:30:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=36510"},"modified":"2019-11-06T18:30:43","modified_gmt":"2019-11-06T18:30:43","slug":"waxaan-aad-u-baqay-markii-cinwaankayga-la-dhigay-baraha-bulshada-gabadha-soomaalida-ah-ee-rikoodhka-ka-dhigtay-maine-oo-mashaqo-baan-la-kulantay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/11\/06\/waxaan-aad-u-baqay-markii-cinwaankayga-la-dhigay-baraha-bulshada-gabadha-soomaalida-ah-ee-rikoodhka-ka-dhigtay-maine-oo-mashaqo-baan-la-kulantay\/","title":{"rendered":"”Waxaan aad u baqay markii cinwaankayga la dhigay baraha bulshada!” – Gabadha Soomaalida ah ee rikoodhka ka dhigtay Maine oo mashaqo ba’an la kulantay!"},"content":{"rendered":"
\n

(Lewiston) 06 Nof 2019<\/strong><\/span> – Jeer uu todobaad qurihi ka dhimanayaa doorashada maxalliga ah ee ay shalay ku guulaysatey, Safiya Khalid waxay ooyaysey iyadoo niyad jabsan.<\/p>\n

Waxay 6-dii bilood ee ugu dambeeyay ku dhamaysatay inay garaacdo boqollaal albaab oo ku yaalla magaalada Lewiston, Maine, oo ah magaaladii ay qaxooti ahaanta u timid 20 sanadood kahor, iyadoo rajaynaysay inay noqoto gabadhii ugu horreeysey ee Soomaali ah ee Golaha Degaanka ku biirta, waana dhacday.<\/p>\n

Yeelkeede, waxay Safiya la kulantay dhibaato badan oo uga imanaysay dadka cunsuriga oo online ku bartilmaameedsanayay, qaar baa aad u fogaa oo ku sugnaa gobollada Alabama iyo Mississippi.<\/p>\n

Waxay u miisayeen nooc kasta oo aflagaaddo iyo liidmo ah, iyagoo u sheegaya inaan Muslimka waxba u oollin Ameerika ee ay ku laabato ”halka baase ay ka soo carartay – Somalia.”<\/p>\n<\/section>\n<\/div>\n

\n
\u201cMa xamili karaynin. Waxaan u ooyayay si xil leh ilaa ay indhahaygu casaadaan,\u201d ayay Khalid u sheegtay Washington Post habeenkii guusha ee Talaadada.Khalid, oo Dimoqraadiga ka tirsan, ayaa waxaa ugu darnayd markii baraha bulshada la geliyay cinwaanka gaarka ah ee gurigeeda.<\/p>\n

Safiya oo ka cabsatay in ay kooxaha cunsuriga ihi gurigeeda soo weeraraan ayaa tirtay boggeedii Facebook, waxayna bilowday inay qaybiso waraaqaha ay ugu tala gashay ololaha doorashadeeda.<\/p>\n

\n

BREAKING: HUGE night for Somali women: Safiya Khalid wins a seat on the Lewiston City Council in Maine.<\/p>\n

Nadia Mohamed also won a seat on the St. Louis Park City Council in Minnesota.<\/p>\n

They are both 23 and will become youngest members to hold seats on their respective council. pic.twitter.com\/6imSumGGhn<\/a><\/p>\n

\u2014 Mukhtar M. Ibrahim (@mukhtaryare) 6 november 2019<\/a><\/p><\/blockquote>\n