Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":36499,"date":"2019-11-06T11:11:44","date_gmt":"2019-11-06T11:11:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=36499"},"modified":"2019-11-06T11:11:44","modified_gmt":"2019-11-06T11:11:44","slug":"qiimaha-la-iibiyo-saacadda-iyo-faraantiga-uu-wato-amiirka-a-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/11\/06\/qiimaha-la-iibiyo-saacadda-iyo-faraantiga-uu-wato-amiirka-a-shabaab\/","title":{"rendered":"Qiimaha la iibiyo saacadda iyo faraantiga uu wato amiirka A-Shabaab?"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 06 Nof 2019<\/strong><\/span> – Hogaamiyaha ururka Al-Shabaab, Axmed Diiriye Cumar [Abuu Cubeyda] ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu arkay muuqaal dheer oo ay baahisay kooxdiisa gacansaarka la leh shabakadda Al-Qaacida.<\/p>\n

Inkasta oo si toos ah aan loo arkeyn wajigiisa, Abuu Cubeyda, ayaa sida caadada ah waxa uu muuqaalka ku bilaabayaan codkiisa.<\/p>\n

Fariintiisa oo si toos ah ugu socotay shacabka Mareykanka ee canshuurta ku taageera ciidamadooda ayaa wuxuu u sheegayaan \u201cin ay dib eegis ku sameeyaan halka iyo qaabka ay ku baxdo lacagahooda\u201d.<\/p>\n

Axmed Diiriye oo Amiirka Al-Shabaab ah tan iyo 2014-kii ayaa muuqaalka waxaa kaliya lagu arkayaa gacmahiisa iyo garbaihiisa.<\/p>\n

Labadaas qeybood ayaa soo muuqanaya xili uu la kulmayo dagaalameyaashii qaadey weerarkii Balidoogle ee 30-kii September, sanadkan 2019.<\/p>\n

Gacmahiisa waxaa kasoo muuqanaya laba shey, kuwaas oo kala ah Saacad iyo Faraanti kana sameysan qalin, sidda ay sheegeen dadka aqoonta u leh.<\/p>\n

Baaritaan dheer kadib ayaa lassoo ogaaday qiimaha suuqyadda caalamka ay ka joogaan iyo macluumaadyo kale oo muhiim ah.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Faraantiga<\/strong><\/p>\n

Sidda laga soo xigtay xeel-dheereyaasha, Faraantiga ayaa ka simeysan dhegax lagu magacaabo Aqeeq, kaas oo laga helo qaybo kamid ah caalamka.<\/p>\n

Badi Faraantiyadda noocaan ah ayaa lagu sameeyaa lagana helaa wadamadda Yemen, India, Germany iyo qeybo kamid ah qaaradda Latin America.<\/p>\n

Dadka Carabta aad ayey u jacel yihiin Faraantigaan si gaar ah midabka Orange-ga, iyaga oo u yaqaana magaca \u201cmidadkii nolosha\u201d.<\/p>\n

Qiimaha uu suuqyadda caalamka ka jooga ayaa waxaa ay ku xiran tahay hadbka culeyskiisa, midabkiisa iyo tayadda uu leeyahay.<\/p>\n

Tusaale ahaan marka uu yahay 925 sterling silver, waxaa qiimaha uu ka joogo suuqyadda caalamka uu noqoyaa 100 illaa iyo 300 oo Doollar-ka Mareykanka ah.<\/p>\n

\u201cKhuraafaadka\u201d ku xeeran xirashadda Faraantiga ka sameysan dhagaxa Aqeeq ayaa waxaa kamid ah in qofka uu siinayo raaxo, caafimaad kana saarayo baqdinta.<\/p>\n

Saacadda<\/strong><\/p>\n

Nuuca saacadda uu xiran tahay Abuu Cubeyda oo midabkeedu yahay madow ayaa waxaa sanadkii 1868 sameeyay nin lagu magacaabo Patek Philippe kaas oo u dhashay Switzerland.<\/p>\n

Saacadda oo inta badan ay xirtaan darawaladda baabuurta ayaa la jaan-qaadeysa heerka wadnaha qofka, xawaaraha uu ku socdo iyo aalad hubineysa heer-kulka ruuxa wata.<\/p>\n

Tani ayaa waxay imaaneysaa xili Axmed Diiriye Cumar lagu waramayo in \u201ccaafimaadkiisu liito\u201d. Wallow ay jiraan sheegashooyinkaan, wali Al-Shabaab si furan ugama hadlin.<\/p>\n

Marka laga hadlayo suuqyadda caalamka, qiimaha ay Saacadan, oo loo yaqaano Sports Watch, ka joogto waxaa lagu sheegay 599$ [Shan boqol iyo sagaashan iyo sagaal oo Doollar,] sidda laga soo xigtay bogag kala gedisan.<\/p>\n

Xigasho: Garowe Online<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 06 Nof 2019 – Hogaamiyaha ururka Al-Shabaab, Axmed Diiriye Cumar [Abuu Cubeyda] ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu arkay muuqaal dheer oo ay baahisay kooxdiisa gacansaarka la leh shabakadda Al-Qaacida. Inkasta oo si toos ah aan loo arkeyn wajigiisa, Abuu Cubeyda, ayaa sida caadada ah waxa uu muuqaalka ku bilaabayaan codkiisa. Fariintiisa oo si […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":36500,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/b-5.png?fit=1065%2C588&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-9uH","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36499"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36499"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36499\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36501,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36499\/revisions\/36501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36500"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36499"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36499"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36499"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}