Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":35974,"date":"2019-10-27T07:59:04","date_gmt":"2019-10-27T07:59:04","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=35974"},"modified":"2019-10-27T07:59:33","modified_gmt":"2019-10-27T07:59:33","slug":"3-arrimood-oo-u-sabab-ah-musuqa-la-degey-nidaamka-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/10\/27\/3-arrimood-oo-u-sabab-ah-musuqa-la-degey-nidaamka-soomaalida\/","title":{"rendered":"3 arrimood oo u sabab ah musuqa la degey NIDAAMKA Soomaalida"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 27 Okt 2019<\/strong><\/span> – Dhawr goor ayaan damcay in aan qoraal yar ka sameeyo musuqa, mar walba se waxaa iga hortaagnaa su’aal maankayga fadhiday oo ahayd “maxaa qofka ku sababa in uu musuq sameeyo?” Ma iimaan la’aan? Baahi? Cabsi la’aan (mid Eebbe iyo bini’aadam)? Mise wax kale?<\/p>\n

Kaddib baaritaan badan runtii weli ma hayo wax aan ku qanco oo jawaabta saxda ah i siiya waxaase loo badan yahay in musuqu wajiyo kale duwan ku yimaado oo dhammaadtood ku soo biyo shubanaya shakhsiyadda qofka musuqa samaynayo.<\/p>\n

Qofkaasi ama ahaado madaxweyne dal oo qalinka ku duugaya in qoyskiisa la siiyo qandaraaska shidaalka ee dalka ama ha noqdo wiil waraaq DAMBI LA’AANTA CID-da u doontay oo inta safki ki dheeraaday $20 siiyay saraakiisha CID-da si ay ugu fududeeyaan. Heerka ay labadaas qof kale joogaan ha kala duwanaado laakiin waxa ay isaga mid yihiin in qalbigooda ka soo go’day in ay musuq sameeyaan.<\/p>\n

Labadooduna waa ogyihiim in ficilladoodu yihiin ku xadgudub xuquuqda muwaadiniinta kale iyo gef ay ka galayaan xeerarka dalka iyo Allihii abuuray oo aysan ka baqayn, waa haddii ay Alle oggol yihiine. Su’aashu waxa ay tahay maxaa sabab u ah oo nimankaas ku riixay in ay wax musuqaan.<\/p>\n

Waxaa jirta daraasad laga sameeyay dalka Estonia kaddib burburkii Soofoyeetka taas oo lagu eegayay sababta ay dadka dalkaasi wax u musuqaan? Waxaa daraasaddaas lagu sheegay in musuqu yahay NATIIJO TOOS AH oo ka dhalata GO’AANNADA (decisions) DOORASHOOYINKA (choices) iyo dabeecadda (behavior) ee qofka.<\/p>\n

Darasaaddaas waxa kale oo lagu sheegay in ay u badan in qofku musuq sameeyo marka uusan musuqa u arkin KHALAD ama ‘Ceeb’. Inta badan daraasadaha musuqa laga sameeyo waxaa lagu abbaaray heer hay’adeed ama dawli ee lagu ma eego heer shakhsi (individual level) taasi waxa midda keenaysa in musuq sii bulaalo.<\/p>\n

Ugu dambayn musuqa waxaa sameeya qof un si walba oo ballaaran yahay ama u saamayn badan yahay haddana heer shakhsi un baa musuqa go’aan looga gaaraa, qofkaasna waxaa jirta sabab uu ku xambaaraysa in uu musuq sameeyo. Sababtaasi waxa ay noqon kartaa kuwa aan kor ku sheeg mid ka mid ah ama mid kale.<\/p>\n

Waxaa kale jirta dood ah in awooddu (power) ay qofka ku riixdo in uu wax musuqo. Balse haddana. Qof markii si hore mooral ahaan iyo anshax ahaan wanaagsanaa ayaa laga yaabaa in awooddu ku kabiixdo in uu noqdo musuqe wayn. Waatii ay oraahdi ahayd “haddiu aad rabtid in aad nin qofnimadiisa jirrabtid awood u dhiib.”<\/p>\n

Guntii iyo gebgebadii: heerka musuqa ee dalkeennu waxa uu gaaray meel naxdin leh oo adduunka oo dhan ayaan tusaale ugu noqonnay musuqa, muddo dheer waxaa kalyanti ka nahay safka ugu horreeya dalalka musuqu dilooday dunida.<\/p>\n

Arrinta aniga aad iiga sii welwelsaa waxaa weeye, waxaan gaarnay heer dadkeennu ay ceeb iyo foolxumo iyo dambi u arkin musuqa. Waayihii hore xatooyadu waxa ay ahayd ceeb iyo wax ku ka dheeraado qofkii tuugannimo lagu sheegana waxa uu ahaan jiray qof dadka ka takooran.<\/p>\n

Subxaannallaah! Maanta waxaan maraynnaa in musuq guri iyo xafiis walba galay oo halkii laga xishoon jiray lagu faano oo lagu kala hormaro. Aaway Islaamnimadii? Aaway Alle ka cabsigii? Miyay jirtaa foolxumo ka wayn in dal 100% Islaam ah ay safka hore ee kuwa ugu tuugsan adduunka dadkiisu galaan?<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Cali M Diini<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 27 Okt 2019 – Dhawr goor ayaan damcay in aan qoraal yar ka sameeyo musuqa, mar walba se waxaa iga hortaagnaa su’aal maankayga fadhiday oo ahayd “maxaa qofka ku sababa in uu musuq sameeyo?” Ma iimaan la’aan? Baahi? Cabsi la’aan (mid Eebbe iyo bini’aadam)? Mise wax kale? Kaddib baaritaan badan runtii weli ma hayo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":35977,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/b-162.jpg?fit=1024%2C600&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-9me","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35974"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35974"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35976,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35974\/revisions\/35976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}