Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":35368,"date":"2019-10-10T14:42:36","date_gmt":"2019-10-10T13:42:36","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=35368"},"modified":"2019-10-10T14:42:36","modified_gmt":"2019-10-10T13:42:36","slug":"shaxda-kenya-soomaali-gacmohoodaa-lagu-dilaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/10\/10\/shaxda-kenya-soomaali-gacmohoodaa-lagu-dilaa\/","title":{"rendered":"SHAXDA KENYA: Soomaali gacmohoodaa lagu dilaa!!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 10 Okt 2019<\/strong><\/span> – Waxaan kamid ahay dadka aaminsan in #<\/span>Kenya<\/span><\/span><\/a>\u00a0ay xad-gudubki ugu weynaa kula kacday madaxbanaanida Soomaaliya, kolkii dhawaan diyaarad ka kacday dalkeeda ay rugsad la’aan ku degtay gudaha dalkeena Soomaaliya.<\/p>\n

Diyaaraddan oo ka diiwaan gashan Kenya ayaa sidday siyaasiyiin doonayay in ay ka qeyb galaan caleemo-saarka madaxweynaha lagu muransanyahay ee\u00a0#<\/span>Jubaland<\/span><\/span><\/a>\u00a0Axmed Maxamed Islaam iyada oo aan wax ogolaasho ah ka haysan hay’adda duulista rayidka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n

Marka meel leyska dhigo khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya siyaasiyiinta Soomaalida. Waxaa muhim ah in leys weydiiyo muxuu yahay doorka Kenya ay ku yeelankaro arrintan?<\/p>\n

Waxaa hubaal ah in rakaabka saarnaa diyaaradda aysan iyagu ahayn cidda kaliya ee jabisay amarka dowladda Soomaaliya, balse ay masuuliyadda ugu weyni leedahay dowladda Kenya oo aan marnaba la dhihi karin waxba kama ogeyn in diyaarad ka kacday waddankeeda ay ogolaansho la’aan gasho hawada waddan kale.<\/p>\n

Falkan ay ku kaceen siyaasiyiinta ayaan ahayn mid ay ku jabiyeen amarki dowladda dhexe, balse waxaa loo qaadankaraa in ay ahayd fariin ay Kenya u soo dhiibtay iyaga oo ay u direysay Soomaaliya oo ah in aysan jirin cid ka hor istaagi karta wax kasta oo ay ka rabto Soomaaliya.<\/p>\n

Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay dacwad ka qortay diyaaradda ku xad gudubtay hawadeeda, Laakin talaabadaasi ma’ ahan mid ku filan difaaca madaxbanaanida Soomaaliya.<\/p>\n

Lama sheegin wax go’aan ah oo ay dowladda Federalka ah ka qaadatay siyaasiyiinta falkaasi ku kacay iyo waxa uu noqon doonno xiriirka Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n

Kenya ayaa dhawaanahanba wadday ficillo daan daan si ah oo ay ku hayso Soomaaliya si ay u abuurto xiisad siyaasadeed oo wax ka baddalikarta jawiga dacwadda badda ee hortaalla maxkamadda ICJ.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Ayaanle Xuseen Cabdi
\nEmail:<\/strong> ayaanle.abdi@yahoo.com<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 10 Okt 2019 – Waxaan kamid ahay dadka aaminsan in #Kenya\u00a0ay xad-gudubki ugu weynaa kula kacday madaxbanaanida Soomaaliya, kolkii dhawaan diyaarad ka kacday dalkeeda ay rugsad la’aan ku degtay gudaha dalkeena Soomaaliya. Diyaaraddan oo ka diiwaan gashan Kenya ayaa sidday siyaasiyiin doonayay in ay ka qeyb galaan caleemo-saarka madaxweynaha lagu muransanyahay ee\u00a0#Jubaland\u00a0Axmed Maxamed Islaam […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":35369,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/b-61.jpg?fit=1074%2C724&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-9cs","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35368"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35368"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":35370,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35368\/revisions\/35370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}