Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":35247,"date":"2019-10-06T11:02:44","date_gmt":"2019-10-06T10:02:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=35247"},"modified":"2019-10-06T11:02:44","modified_gmt":"2019-10-06T10:02:44","slug":"shiinaha-oo-sameeyay-kaamiro-xoog-badan-oo-xitaa-garan-karta-laafyaha-qofka-mid-kumannaan-qofka-kasoo-saari-karta-oo-hadda-soo-baxday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/10\/06\/shiinaha-oo-sameeyay-kaamiro-xoog-badan-oo-xitaa-garan-karta-laafyaha-qofka-mid-kumannaan-qofka-kasoo-saari-karta-oo-hadda-soo-baxday\/","title":{"rendered":"Shiinaha oo sameeyay kaamiro xoog badan oo xitaa garan karta laafyaha qofka (Mid kumannaan qofka kasoo saari karta oo hadda soo baxday)"},"content":{"rendered":"
(Beijing) 06 Okt 2019<\/strong><\/span> – Cilmi baarayaal Shiinays ah<\/a> ayaa soo saaray kaamaro aad u awood badan oo hal qof kasoo saari karta kumannaan qof oo hal meel ku xoonsan, sida dadka ciyaaraha ku daawada garoomada.<\/p>\n Kaamiradan 500-megapixel marka la eego halbeegga bikaaca kaamirada ayaa waxaa hormariyay saynisyahanka Fudan University, oo kaashanaya Changchun Institute of Optics oo hoostaga Akamadiyaha Cilmiga ee Chinese Academy of Sciences.<\/p>\n Kaamiraddan ayaa 5-jeer ka aragti fiiqan isha insaanka, balse saasoo ay tahay ma aha kaamiradii ugu awoodda badnayd ee abid la sameeyo.<\/p>\n Kaamiro 570-megapixel ah ayaa dalka Chile lagu rakibay 2018-kii, taasoo ah fogaan arag loogu tala galay inay sawirto waxa ka socda meerayaasha fog fog ee hawada sare.<\/p>\n Kaamiradan oo ah kuwa amaanka CCTV isla markaana wejiyada garan karta ayay warbaahinta Shiinaha ee ay dowladdu maamusho<\/a> ay ku amaantay inay tahay mid wax ka taraysa \u201camaanka iyo daafaca qaranka\u201d.<\/p>\n Waxaa jira ilaa 170 milyan kaamiro oo ah CCTV oo haatan ka shaqeeya Shiinaha \u2013 taasoo ka dhigan in ay hal kaamiro saaran tahay 12-kii qof oo Shiinays ahba.<\/p>\n