Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":35192,"date":"2019-10-05T09:07:36","date_gmt":"2019-10-05T08:07:36","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=35192"},"modified":"2019-10-05T09:10:29","modified_gmt":"2019-10-05T08:10:29","slug":"sir-culus-maxaa-ka-dhexeeya-iiraan-israel-oo-aadan-ogayn-arag-xeeshaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/10\/05\/sir-culus-maxaa-ka-dhexeeya-iiraan-israel-oo-aadan-ogayn-arag-xeeshaan\/","title":{"rendered":"SIR CULUS: Maxaa ka dhexeeya Iiraan & Israel oo aadan ogayn?!! (Arag xeeshaan)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 05 Okt 2019<\/strong><\/span> – Siyaasiga Faarax Macallin ayaa si aan gabbad lahayn u ”kashifay” wax uu ku sheegay xiriir ka dhexeeya Yuhuudda iyo Iiraan, isagoo sheegay in haatan ay Shiicinimadu sidii dab duur galay ay ugu fidayso dalalka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika (dabcan Somalia dalalkaas ayay ka mid tahay) iyo Aasiya.<\/p>\n

”Israel xiriir gaar ah ayay la leedahay Iiraan. Waxyaabaha aad warbaahinta ku aragtaan waa qayb ka mid ah istaraatijiyadda marin habaabinta. Waana qorshe la degey kahor kacaankii Khumayni.” ayuu yiri Faarax Macallin.<\/p>\n

Faarax ayaa sheegay in Iraq, Syria iyo hadda Yemen ay iyaguna heshiiska qayb ka yihiin. Sheekadii Ahmedinejad ee Yuhuud baan dhulka ka masaxayaana ay tahay jilliin been ah, iyadoo ay Galbeedku Shiicada u aragto dad caqiiqdo ahaan la jeedjeedin karo oo ka dhow Sunniyiinta.<\/p>\n

”Tan abid ugu yaab badnayd waa in aan Iiraan aanay abid xiriir xun la lahayn Galbeedka iyo Israel. Waa uun been si xirfadi ku jirto la isula dhisay.” ayuu yiri.<\/p><\/blockquote>\n

”Galbeedku waxay Ciraaq ku khiyaameen inuu ku duulo Iiraan kaddibna Kuwayt. Markii ay arkeen inuu Iiraan ka adkaan rabo wuxuu MW Ronald Reagan adeegsadey xeeladdii uu Iiraan ku hubeeyay Iiraan\/Contra. Waxay kaloo Galbeedku raalli ka yihiin inay Iiraan dusha ka haysato Lubnaan.” ayuu daba dhigay.<\/p>\n

\n

With the tacit approval of the West Shiism is spreading in Sub Saharan Africa & Asia like a bushfire. Israel has a very special but secret relationship with Iran. The stuff you see in the media is part of misleading strategy. The strategy was hatched before Khomeini revolution.<\/p>\n

\u2014 Farah Maalim EGH (@FarahMaalimM) 4 oktober 2019<\/a><\/p><\/blockquote>\n