Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":35153,"date":"2019-10-04T13:15:54","date_gmt":"2019-10-04T12:15:54","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=35153"},"modified":"2019-10-04T13:15:54","modified_gmt":"2019-10-04T12:15:54","slug":"dhegeyso-sweden-oo-sheegtay-inay-u-baahan-doonto-shaqaale-badan-oo-ajnabi-ah-halkee-ugu-daran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/10\/04\/dhegeyso-sweden-oo-sheegtay-inay-u-baahan-doonto-shaqaale-badan-oo-ajnabi-ah-halkee-ugu-daran\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Sweden oo sheegtay inay u baahan doonto shaqaale badan oo AJNABI ah (Halkee ugu daran?)"},"content":{"rendered":"

(Stockholm) 04 Okt 2019<\/strong> <\/span>– Dadka asal ajnabiga ah ee Sweden ku nool ayaa si isa soo taraysa waxay muhim ugu noqonayaan xoogga shaqo ee ganacsiga Sweden, sida ku cad warbixin kasoo baxday Golaha Dhaqaalaha Sweden.<\/p>\n

Dhanka ganacsiga, dadka asal ajnabiga ihi tiro ahaan waa uga yar yihiin marka la barbardhigo dhinacyada kale. Sida ku cad tirakoob kasoo baxay Waaxda SCB boqolleeydoodu kama badna 15%, halka dhanka wershadaha iyo wax soo saarka ay dadkaasi aad ugu sii yar yihiin, iyagoo ah 4% oo qura.<\/p>\n

Juhana Vartiainen, oo ka mid ah 4 qofood oo uu ka kooban yahay Guddiga sare ee Golaha Dhaqaalaha Sweden ayaa ka hadlaya.<\/p>\n

– Waxaan u jeednaa fursad aan laga faa\u2019iidaysan. Wax soo saarku intan waa ka badnaan lahaa haddii aannu fursaddan ka faa\u2019iidaysan lahayn. Waa fursad wayn oo aan xad lahayn, ayuu yiri.<\/p>\n

Marka la eego saamiga ay dadka asal ajnabigu ka qaataan dhanka hoteellada iyo makhaayadaha waa 40%, halka dhanka hantida ma guurtada ihi ay tahay wax aan ka badnayn 30%.<\/p>\n

Sidaa daraadeed, Golaha Dhaqaalaha ayaa soo jeedinaya in isbedello la sameeyo, iyagoo u arka mid door wax ku ool ah ciyaari karta haddii dhabbaha loo xaaro qorshe si wanaagsan loo naqshadeeyay oo ay ku imanayaan shaqaale dibadeed. Haddii aanay taasi dhicin waxaa jirta cawaaqib uu ka digayo Vartianen.<\/p>\n

– Qayb ahaan waa inay iskaashatadu fahamtaa in haddii aanu wax soo saarkani ku baahin Sweden inuu u wareegayo dibedda. Balse hal midna waa maskaxda lagu hayaa taasoo ah in lagu sii dheganaado shuruudaha shaqo ee jirey ee aan la bedelin ama looga darin marka ay shaqaale cusubi yimaadaan, ayuu ku dooday Juhana Vartianen.<\/p>\n