Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":35025,"date":"2019-10-01T15:35:31","date_gmt":"2019-10-01T14:35:31","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=35025"},"modified":"2019-10-01T15:35:31","modified_gmt":"2019-10-01T14:35:31","slug":"dhegeyso-sweden-oo-ugu-dambayn-wax-ka-bedeleeysa-helitaanka-adeegga-caafimaadka-meelo-la-fududeeynayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2019\/10\/01\/dhegeyso-sweden-oo-ugu-dambayn-wax-ka-bedeleeysa-helitaanka-adeegga-caafimaadka-meelo-la-fududeeynayo\/","title":{"rendered":"DHEGEYSO: Sweden oo ugu dambayn wax ka bedeleeysa helitaanka adeegga caafimaadka (Meelo la fududeeynayo)"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n

(Stockholm) 01 Okt 2019<\/strong> <\/span>– Bukaan socod eegtooyinka Sweden ee loo yaqaanno V\u00e5rdcentral-ka ayaa la doonayaa in isbeddel lagu sameeyo iyadoo lagu wado inay dadku u yeeshaan galaangal dheeraad ah oo dhanka internet-ka ah.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n

\n
\n
\n
\n

Waxaana hindisahan wada baaraha gaarka ah ee dowladda ee G\u00f6ran Stiernstedt oo sidoo kale soo jeediyay in wax laga bedelo shuruudaha howleed ee dhakhaatiirta online-ka ah.<\/p>\n

G\u00f6ran Stiernstedt oo laftiisu dhakhtar ah horayna u ahaa maamule isbitaal ayaa doonaya in la hirgeliyo isbedello ay ka mid yihiin in dhakhaatiirta online-ka ah lagu soo daro hannaanka haatan shaqeeya, si loo helo daryeel caafimaad oo hufan isla markaana loo siman yahay.<\/p>\n

– Isbeddelku wuxuu yahay inaad dookh cad u sameeyso si hordhac ah kaddib waxaad isu damaanad qaadaysaa galaangal fiican oo aad u yeelato daryeel caafimaad mid jireed iyo mid dhijitaal ah waxaad islamarkaa hubaysaa in uu daryeelku kuusii soconayo, ayuu yiri G\u00f6ran Stiernstedt.<\/p>\n

Waqti xaadirkan hannaanka shaqeeya ayaa ka dhigan in bukaannadu ay xaq u leeyihiin inay doortaan dhakhtarkii ay doonaan ee baahidooda dabooli kara, balse marka la eego qaabka uu barnaamijku u naqshadaysan yahay waxaa markasta dhib ka jiraa dhanka helitaanka dhakhtarka iyo sidoo kale badbaadada bukaanka, sida uu qabo G\u00f6ran Stiernstedt.<\/p>\n

Maanta gelinka dambe ayuu soo bandhigayaa hindise ay ku xusan yihiin isbedello badan oo ay ka mid yihiin inay bukaannadu iska diiwaan geliyaan internet-ka halkii – sida maanta jirta – ay ku daali lahaayeen telefoonno waqti badan ka cuna oo ay safaf dhaadheer u galaan, iyagoo dooranaya dhakhtarkii ay rabaan. Wuxuu sidoo kale soo jeedinayaa in dhakhaatiirta online-ka ihi ay sidoo kale bixiyaan daryeel jireed.<\/p>\n